SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Mudaharaadyo xoogan oo Malintii labaad ka socda iyo Saladiinta reer Awdal oo dhinac iskaga duwan dibadbaxyada ka socda Awdal iyo Salal..

    Posted by Sawnews.tk on July 31, 2010

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Badhasaabka G/Awdal oo iscasilay, ka dib Markii Ciidamo xad-dhaafa oo laga keenay Hargeysa Boarama lagu daadshay iydoon isaga lagala tashan

    Posted by Sawnews.tk on July 31, 2010

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Ololihii Doorashada Oo Saaka Ka Bilaamay Borama iyo Taageerayaashii Abid Ugu Badnaa Ee UDUB Oo Saaka Isku Soo baxay

    Posted by Sawnews.tk on June 3, 2010

    (Borama Sawnews)Saaka abaaro 9:00 ayaa waxaa fagaaraha khayriyada magalada borama saaka iskugu soo baxay abid taageerayaashii ugu badnaa ,kuwaasi oo buux dhaafshay fagaaraha khayriyada ,waxaana fagaaraha iskugu yimid taageerayaal ,masuuliyiinta xisbiga min heer gobol iyo minheer degmo ,waxaana halkaasi uguhorayn ka hadlay gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud sheekh ,waxana ay hadaladiisii u badnaayeen gubaabo dhalinta uu guubaabinaayay una sheegaayay in ay nabad gelyada ilaashaan , Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Qaybinta Kaarashii Codbixinta Oo Saaka Boorama Ka Bilaamantay

    Posted by Sawnews.tk on May 13, 2010

    Borama(Sawnews) Saaka abaaro 8:00 ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaamay goobaha loogu talo galay in laga baxsho kaarasha ,iyo waliba aqoonsiga ,iyadoo kuwii horena labadilaayo oo qofka la siinaayo kaar cusub oo ka kooban laba dhinac oo iskugu jira midkii codaynta iyo kii jinsiyadaba,

    ayaa waxaad hadana ka dareemaysaa habacsanaan ka jirta dhamaanba goobaha laga bixinaayo kaarasha ,walaw ay jiraan goobo ilaayo hada aan bilaamin qaybinta kaarasha , ayaa waxaa eedaana korka looga tuurayaa masuuliyiinta komishanka qaran ee gobolka loo igmaday oo ay ka muuqato habacsdanaan buuxda iyo iyagoo oo aan ulahayn khibrad buuxda hawshan loo igmaday , Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Somaliland presidential election underway

    Posted by Sawnews.tk on May 10, 2010

    HARGEISA (Sawnews) — Today at Egal International Airport the Chairman of the National Electoral Commission Mr. Esse Mohamed saw the delivery of the biometric cards for the Somaliland Presidential voting that is to take place in June 2010

    The National Electoral Commission and all three political parties have agreed the usage of biometric cards for the presidential voting rather than the Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Hambalyo Dhalasho

    Posted by Sawnews.tk on May 8, 2010

    Dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

    Mr Nuh Saleban Muhumed  iyo Deeqa Mumin Jamac Oo ay  dhawaan  gabadhi ugu dhalatay magaalada Borama. gabadhaasi oo loo baxiyay Salma waxaan ilahay uga rajanaynaa in uu gabadhaasi Ilaahay ka dhigo tii dalkeeda dadkeeda iyo diinteeda anfacda. Read the rest of this entry »

    Posted in Hambayo | Leave a Comment »

    Madaxda Xisbiga Kulmiye Maxay Soo Wadaan

    Posted by Sawnews.tk on May 1, 2010

    Waxan bishan April 28 keedi ka akhristay Jamhuuriya Info maqaal laga qoray Muuse Biixi socdaal u ku tegay magaalada Burco. Muuse dhowr arimood oo u badan hanjabaad iyo faan ayuu ku nuuxnuuxsaday. Muuse Biixi wuxuu qeexay qodobada ay ku glayaan doorshada soo socota: waxba kama jiraan hesheesyadii ay dowlada riyaale la gashay Haydaha Read the rest of this entry »

    Posted in Articals | Tagged: | Leave a Comment »

    Jaamacada Camuud oo ka qayb qaadatey dhismaha Jidka Borama – Dilla

    Posted by Sawnews.tk on April 29, 2010


    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Daawo sawirada: Quruxda Seeraha Magaalada Boorama!!

    Posted by Sawnews.tk on April 26, 2010

    Borama(Sawnews)Magaalada Borama oo ah Caasimada Gobolka Awdal waxa ay caan ku ahaan jirtey Seeraha oo ah meel ay dadka  dalxiisayaasha ahi u tagi jireen in ay soo daawadaan dhirta quruxda badan ee ka baxda, dhirtaas oo u badnaan jirtey daaq iyo geedo ay ka mid yihiin qudhaca dhaadheer iyo sog sogta gaagaaban, waxaa kale oo Seeraha Borama caan ku ahaa biyo fadhiisimaad kuwaasi oo wakhtiga Gu,ga ka soo rogman jirey Buuraha Waa weyn ee ku meegaarsan magaalada Borama gaar ahaan labada buurood ee ku magac dheer SAW iyo SHAR LAGA NAADI. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Ururka Gurmad oo habmalyo iyo bogaadin u diraya Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Shaqaalaha dugsiga Sare ee Al-Aqsa ee Magaalada Borama ..Tariikhdu iyadaa dib isku saxda. Yabooha tariikhiga ah ee ay maanta uu dugsiga Al-Aqsa ugu yaboohay mashruuca dhismaha Jidka u dhexeeya Borama iyo Dilla waxa uu xaqiijiyey..April 24,2010

    Posted by Sawnews.tk on April 26, 2010

    Stockholm(Sawnews)- Tariikhdu iyadaa dib isku saxda. Yabooha tariikhiga ah ee ay maanta uu dugsiga Al-Aqsa ugu yaboohay mashruuca dhismaha Jidka u dhexeeya Borama iyo Dilla waxa uu xaqiijiyey ama uu boodhka ka tirtiray tariikhda soo jireen ee dadweynaha reer Awdal iyo Selel ay lahaayeen oo ah (Iskaa wax u qabso) Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Hoos ka daawo ardayda Dugsiga Sare ee Ardale ee magaalada Borama oo deeq lacageed ugu deeqay dhismaha Jidka u dhexeeya Borama iyo Dilla April 26,2010

    Posted by Sawnews.tk on April 26, 2010

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Balanqaadyadii Ardayda Dugsiyada Ee Qaadhaanka Wadooyinka G/Awdal/Salal Waa Fariin La Micno Ah Waxqabadka Nagula Tartama Oo Ku Aadan Qurbojoga Awdal/Salal

    Posted by Sawnews.tk on April 25, 2010

    Hal Dugsi Ayaa Balan Qaaday 1km Dhismihiisa….Waano Dhirbaaxo Ku Aadan Qurbojooga Awdal/Salal Oo Waxqabadkoodu aanu waligii Qabyo Bixin”.

    asarda-iyo-dug-al-aqsa.JPGBoorama-(Sawnews)- Balanqaadyada ay sameeyeen ardayda dugsiyadu ee ay kaga dhawaaqeen kulanadii ay masuuliyiinta ASARDA la yeesheen ardayda dugsiyada Sare ee Magaalada Boorama waa fariimo cad oo looga gol leeyahay in lagu xanxanteeyo dhagaha qurbojoog badan oo aan ilaa hada sidii laga filayay uga qayb qaadan qaadhaanada loo ururinayo dhismaha bilowga ah ee wadooyinka gobolada Awdal/Salal. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Samaroon in the Horn of Africa Always Got the Wrong Reward for Doing the Right Thing (3rd Release). By Musa Elmi

    Posted by Sawnews.tk on April 25, 2010

    Samaroon in the Civil and Military Govt’s

    The civilian government

    The Northern and Southern Somalis jointly formed the first civil government on July 1, 1960. At the beginning, it seemed that all they meant was to do well for the people but practical actions were missing. Since leaders lacked public Read the rest of this entry »

    Posted in Articals | Tagged: | Leave a Comment »

    Special Report: Somaliland’s Presidential Election Assumes Growing Priority as Major Powers Sense Strategic Urgency.

    Posted by Sawnews.tk on April 24, 2010

    Somaliland’s Presidential Election Assumes Growing Priority as Major Powers Sense Strategic Urgency of the Horn Situation Analysis. From GIS Station Hargeisa, and other sources in the region. Somaliland’s delayed Presidential election is back on track after a period of active foreign interference to manipulate the electoral rolls, and is expected to take place before the end of 2010 Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo u Socdaalay Dalka Jabuuti + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 22, 2010

    Hargeysa (Sawnews) Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay, ayaa saaka u duulay Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, iyagoo u sii dhaafi doona dalalka Ethiopia iyo Faransiiska, isagoo sheegay intii aanu madaarka ka dhoofin in uu u tagayo dalalkaasi hawlo shaqo. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    We have no Place in Somali Communities unless…. By Mohamed Mousa

    Posted by Sawnews.tk on April 20, 2010

    Few months ago I wrote about the Websites run by some Gadaboursi individuals who enjoy the misinformation about the current situation of our people and chose personal attacks based on hate and mischaracterization and defamation. In that writing, I requested those Website masters publishing anything to do with mischaracterization, lies, personal attacks, and polarization of our people. Let me remind you of that writing once again so that those of you who haven’t read will have the chance to read again. Read the rest of this entry »

    Posted in Articals | Tagged: | Leave a Comment »

    Shir Ay Jaaliyada Reer Adal Ku Yeesheen Dalka Norway+Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 19, 2010

    Oslo(Sawnews)Shir ballaadhan oo ay maanta isugu yimaadeen Jaliyada Beesha Samaroon ee Dalka Norway ayaa lagu qabtay Magalada Oslo shirkaas ayaa ku bilowday jawi aad u wanaaagsan waxaa kaso qayb galay dadweyne aad u tiro badan oo ka kala yimiday inta badan gobolada dalka Norway. 

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Madaxweynaha oo Casho Sharaf ugu Sameeyay Madaxtooyada Safiirka France u Fadhiya Jabuuti, sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 19, 2010

    Sawnews(Hargaysa)War-saxaafadeed uu soo saaray Af-hayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, ayaa waxa uu ku yidhi ‘’Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu caawa casho sharaf ugu sameeyay qasriga Madaxtooyada wefdigii ka socday  Dawladda Faransiiska oo uu hogaaminayay, Danjiraha u fadhiya Faransiiska Jamhuuriyadda Jabuuti Mr. Dominique Decherf Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Safiirka Faransiiska U Fadhiya Djibouti Oo Maanta Booqasho Ku Yimid Magaalada Borama

    Posted by Sawnews.tk on April 18, 2010

    Borama-(CNN)-Wafti uu hogaaminayo Safiirka dalka Faransiiska u fadhiya dalka Djibouti Md. Dominique Desherf ayaa manta  booqasho ku yimid Magaalada Borama. waftigan ayaa waxa soo dhaweeyey badhasaabka G/Awdal
    waxana ay booqdeen xarunta Jaamacada Camuud oo ay kula kulmeen gudoomiyaha Jaamacada Camuud, intii ay halkaasi ku sugnaayeen, waxa ay madaxda jaamacada iyo waftiga safiirku isku afgarteen sidii luuqada faransiiska loogu dari lahaa luuqadaha wax lagaga barto jaamacada Camuud. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Muslim hopeful for Miss Universe Canada wants focus on her charity of choice, not what she wears during the bathing suit competition

    Posted by Sawnews.tk on April 18, 2010

    An Ottawa Muslim who is competing for the title of Miss Universe Canada says she is upset that earlier media reports have focused on her decision to wear a sari for the bathing suit competition and not the charity she wants to promote.

    Maria Al-Masani, who says she is a direct descendant of the Prophet Mohammed, is a practising Sufi, a sect of Islam that centres on the individual’s relationship with Allah. Sufism has, generally speaking, fewer restrictions than other branches of Islam. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Samaroon in the Horn of Africa Always Got the Wrong Reward for Doing the Right Thing By: Musa Elmi (Second Release )

    Posted by Sawnews.tk on April 18, 2010

    The first foot of the British Empire’s mission in Somaliland landed on Zeila, Gadabursi territory, in the year 1884 and they were the first Somali tribe that signed a treaty with them. To their surprise, the elders ordered the British men to take their feet off the soil and go back to their boat where the terms of a treaty can be discussed and decided. From that moment, the white man realized that this people are doing serious business with him.  Gadabursi elder’s British treatment left the British with a long lasting impression about who the Somalis are, about their characteristics and about the Read the rest of this entry »

    Posted in Articals | Tagged: | Leave a Comment »

    Harawa Iyo Hawl galkii Nabada

    Posted by Sawnews.tk on April 16, 2010

    Borama(Sawnews)  Labada beelood ee walaalahaa ee Makayldheere iyo Bahabar Cabdlalee oo ay ka dhaxaysay colaad soo jireen ah marar badana dagaalo ku dhex mareen dixda harawa dagaaladaas oo lagu qiyaasasay dad Boqol kor udhaafaya inay ku dhinteen, ayaa waxa ugurmaday duqayda Jibriil yoonis oo iyagu si iskooda isku xilqaamay

    8/02/2002   ama 20/02/2009   waxay ahayd maalin murugo, waana maalintii gurmadkii ugu horeeyey uu tagay dixda Harawa , maalintaasi dixda Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Madaxweyne Rayaale Oo Xaley Madaxtooyada Casho Sharaf Ugu Sameeyey Gudoomiyaha Doorashooyinka Dalka Ghana

    Posted by Sawnews.tk on April 15, 2010

    Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, Waxaa u xalayto Casho Sharaf ugu sameeyey Qasriga Madaxtooyadda Dr.kwadwo Afarigayan, Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka ee Dalka Ghana oo booqasho shan casho ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland.

    Madaxweynuhu waxa ugu horantii  ugu mahadnaqay Dr.kwadwo Afariyan booqashada uu ku yimi Somaliland waxana uu ku amaanay Dalka Ghana oo ah wadamada Qaaradda Africa ugu Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Tacsi Marxuum Dr.Cabdi Gees oo xalay ku geeriyooday magaalada Boorama

    Posted by Sawnews.tk on April 13, 2010

    dhamaan reer Axmed Suldaan iyo guud ahaan reer suldaanba waxa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay alaha u naxariiste Dr.CABDI GEES oo loo yaqaanay dr. gees oo xalay ku geeriyooday magaalada boorama waxaanu leenahay ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan alaha ka siiyo amiin aamiin aamiin Read the rest of this entry »

    Posted in Tacsi | Leave a Comment »

    Arday Somaliyeed oo Wacdaro ka Dhigay Bandhig Dhaqameed ay ku Tartamayeen 4 Dal oo Carabta ah + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 13, 2010

    Haydarbad(Sawnews)Markay bishu ahayd 11/ April, ayaa waxa ka dhacay Magalada Haydarabad ee dalka Pakistan Xaflad lagu soo Bandhigayo Bandhig Dhaqameedyada Ardayda  wax ka barta Jamacada jamshoro oo magacoogu yahay { Somali student Association } Xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen ilaa 4  Wadan oo ay ka mid ahayeen Somalia, Suudan , syria, ,Falstin, waxaa soo qaban qaabiyey Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Dhamaan Dadkani waxay Tacsi U dirayaan Bulsho Weynta Reer Awdal Ee Uu Ka Baxay Marxuum Dr.Cabdi Muxumed Aadan(Dr.Gees)

    Posted by Sawnews.tk on April 13, 2010

    Borama(Sawnews) Dhamaan dhakhaatirtani waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuun Cabdi Aadan (dr:gees) oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama waxana ay ilaahay uga baryayaan in uu janadii fardawsa ka waraabiyo in tii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Samaroon in the Horn of Africa Always Got the Wrong Reward for Doing the Right Thing By Musa Elmi (Joome)

    Posted by Sawnews.tk on April 12, 2010

    First Release

    Introduction

    This writing is part of a larger work and is a personal initiative of an author whose sole aim is to provide a brief factual history to the current young generations while at the same time refreshing the minds of others about the sociopolitical roots of their people. Read the rest of this entry »

    Posted in Articals | Tagged: | Leave a Comment »

    COMMUNIQUE FROM THE “TOL CONVOCATION” FIRST MEETING HELD ON APRIL 1-3, 2010 AT MINNEAPOLIS, MINNESOTA

    Posted by Sawnews.tk on April 8, 2010

    “Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine,
    Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede,
    Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu mitamiyaaye,
    macaluul wax kaagama taraan, maal laguu guraye,
    midigtaadu waxay xoogsataa, maydha kaa jara e’ 
    (Abdillahi Suldaan Maxamed  Timacadde, 1971)   Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Shir Jaraa’id oo uu qabtay Gudoomiyaha Ururka Horumarinta Wadooyinka ee Gobolada Awdal/Salal +Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 8, 2010

    altBorama(Sawnews) Gudoomiyaha ururka Horumarinta wadooyinka Awdal/Salal ee marka magaceeda loo soo gaabiyo ASARDA, Pro: Xasan Cali Cisman iyo qaar ka mid ah salaadiinta iyo haweenka , ayaa saaka lagu qabtay Hotel Rays. Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Ciidama Reer Galbeedka ee ilaalada Badaha oo dhibwaynku haya wadankii la isu odhan jiray Soomaaliya oo hada inba Tuurba ubaxday iyo Ajandaha wadamada horay umaray

    Posted by Sawnews.tk on April 8, 2010

    Ciidamda Reer galbeedka  ee ku dhaqan  xeebaha  galbeed ee dalka ayaa sifo sharcidaro ah ugu gura diyaaradaha  qumaatiga u kaca  ugaadhani oo aan lo ogolayn iay ka ganacsadaan dadwaynaha reer soomaaliland isla mar ahaantaana ay ka hor istagto xukuumada halka ay cidamada reer galbeed kuna ay iyaga oo aan cidba kala tashan uga ugaadhsanayan  si jogto ah maaha  kaliya  inay guranayso ugaadha Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Professor Hassan Ali Osman Waa Halyey Nool, Oo Naftiisa U Hurey Horumarka Gobolada Awdal iyo Salal

    Posted by Sawnews.tk on April 5, 2010

    Ummadd kasta oo koonkan ku dul nooli waxey leedahay halyeyo lagu hirto Oo lagu xasuusto taariikhda iyo taranka harumarka dhaxal galka ah ee ay uuga tagaan dadkooda, kuwaasi oo dhandhan iyo dherer suuban u sameeya taxanaha sooyaalka iyo nolosha bani,aadamka ay ka dhasheen.

    Waxaa waajib ku ah qofkasta oo qalbigiisa ay biyo dhigtey wadaniyadu inuu si bayaan ah u xasuusto kuwaasi ka dhashey ee ay iftiinkiyo midhihii macaanaa ee ay ka Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane

    Posted by Sawnews.tk on April 5, 2010

    Tacsi Ku Socota Qoyska Reer Bede Kooshin iyo Reer Ciise Dhane, geerida deg-dega ah ee manta kutimi Habra wadaagtayo Cawi Bede Kooshin:

    1. Sacaada Xuseen Sayre iyo caruurteeda

    2. Moxamed Xuseen Sayre iyo qoyskiisa Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Samaroon in the Horn of Africa Always Got the Wrong Reward for Doing the Right Thing!!

    Posted by Sawnews.tk on April 4, 2010

    This interesting topic is in the work by Musa Elmi (Joome) an academic and a career diplomat . The author decided to publish parts of his work and this website is pleased to be one of the selected websites for the release. The first part of this work will be available to our viewers starting next Sunday, April 9, 2010 and every following Sunday after that. The parts being released will briefly cover the following Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    30 Adalite Intellectuals Can Do More Than What a Whole Nation Couldn’t Do it??

    Posted by Sawnews.tk on April 4, 2010

    “The thing always happens that you really believe in and the belief in a thing makes it happen”. -Frank Lloyd Wright 
     
    As I was reading one day the history of the formation of the Jewish state in the Palestinian land,little did I know that few people was about to change the world and can create real state or functioning power full country.
    Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »

    Shirka jaaliyadda Awdal iyo Selel ee ka dhacay wadanka Sweden(Sawiro)

    Posted by Sawnews.tk on April 4, 2010

      Waxaa maanta shir balaadhan oy isugu yimaadeen jaaliyada labada gobol ee Awdal iyo Selel ee ku dhaqan wadanka Sweden uu ka dhacay magaalada Linköping, oo xarun uh ah labada jaaliyadood. Shirkani wuxuu daba socday shir hore oy labada jaaliyadood horay ugu yeesheen magaalada
    Linköping, shirkaas oo lagu doortay gudi dhaqan iyo gudi farsamo.
     Gudida farsamada oo labadii biloodee u danbaysay ku hawlanayd
    Read the rest of this entry »

    Posted in News (Warka) | Leave a Comment »