SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweynaha Somaliland iyo Wefdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo oo u Socdaalay Dalka Jabuuti + Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on April 22, 2010

    Hargeysa (Sawnews) Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, iyo wefdi balaadhan oo uu hogaaminayay, ayaa saaka u duulay Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, iyagoo u sii dhaafi doona dalalka Ethiopia iyo Faransiiska, isagoo sheegay intii aanu madaarka ka dhoofin in uu u tagayo dalalkaasi hawlo shaqo.

     

    Wefdiga Madaxweynaha waxa kale oo ka mid ahaa Marwada Koowaad ee Madaxweynaha, Marwo Huda Barkhad Aadan, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Mudane Cali Sandulle, Maareeyaha Dekedda Berbera, Eng Cali Xoor-xoor iyo Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha, Mudane Axmed Maxamed Ciise.

     

    Waxa Madaarka ku sii sagootiyay wefdiga Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, Wasiiro, Xildhibaano iyo dadweyne kale.

    Faaid  Cabdo  Cumar

    Camuudnews 

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: