SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Shirka jaaliyadda Awdal iyo Selel ee ka dhacay wadanka Sweden(Sawiro)

    Posted by Sawnews.tk on April 4, 2010

      Waxaa maanta shir balaadhan oy isugu yimaadeen jaaliyada labada gobol ee Awdal iyo Selel ee ku dhaqan wadanka Sweden uu ka dhacay magaalada Linköping, oo xarun uh ah labada jaaliyadood. Shirkani wuxuu daba socday shir hore oy labada jaaliyadood horay ugu yeesheen magaalada
    Linköping, shirkaas oo lagu doortay gudi dhaqan iyo gudi farsamo.
     Gudida farsamada oo labadii biloodee u danbaysay ku hawlanayd
    iday u samayn lahaayeen xeer dhaqameed ayaa maanta ka hor akhriyay
    xubnihii shirka ka soo qayb galay. 
     
    halkaas oo dabadeed mid mid looga dooday qodobadii xeer dhaqameedka.
     Qodabadaas ayaa markii danbe qaarna wax lagu kordhiyay qaarna wax laga dhimay, halka qaar kalena
    la isku af garan waayay oo laga saaray xeer dhaqameedka .
     
     
     Waxa kale oo xilkii loo kordhiyay gudidii dhaqanka iyo gudidii farsamada , iyagoo xilkaa hayn doona mudo
    sanad ah. Shirka waxaa la siku raacay in la taageero dhamaan cidii ka shaqaynaysa danta labada
    jaaliyadood , iyagoo hambalyo buuxda loo diray ururka samafalka ee ASARDA ee ku hawlan
    dayactirka jidadka labada gobol waa Awdal iyo Selel.
     
     
    Waxa kale oo hambalyo loo diray shirka kale ee ka barar socda ee ka dhacaya wadanka maraykanka.
    Waxaa shirka daadahaynayay gudoomiyaha labada jaaliyadoodee magalada Linköping Mohamed Ahmed Cige ,
    ugu danbayntii waxa hadalo guubaabo iyo dardaaran ah ka jeediyayJiif caaqil C/casiis Cumar Kaahin.
       
    ADEN MUSE ADEN

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: