SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Ciidama Reer Galbeedka ee ilaalada Badaha oo dhibwaynku haya wadankii la isu odhan jiray Soomaaliya oo hada inba Tuurba ubaxday iyo Ajandaha wadamada horay umaray

    Posted by Sawnews.tk on April 8, 2010

    Ciidamda Reer galbeedka  ee ku dhaqan  xeebaha  galbeed ee dalka ayaa sifo sharcidaro ah ugu gura diyaaradaha  qumaatiga u kaca  ugaadhani oo aan lo ogolayn iay ka ganacsadaan dadwaynaha reer soomaaliland isla mar ahaantaana ay ka hor istagto xukuumada halka ay cidamada reer galbeed kuna ay iyaga oo aan cidba kala tashan uga ugaadhsanayan  si jogto ah maaha  kaliya  inay guranayso ugaadha ee xataa waxaa ku dhafan  xoolaha nool oo mararka qaarkoo ay ku qaataan isla diyaaradahaqumaatiga ukaca ee helokabtariska looyaqaano oo kasoo kaca badacas    xaruna u tahay qaybo katirsan wadamda dariska ah  ugaadhani ay kaguraan xeebaha

     

     

     G/Salal ee soomaaliland  ayaa inta badan loo iibgeeyaa  wadanda aysan ku dhaqmin ugaadha looyaqaano deerada afka qalaadna looyaqaano  “dears”  Amaba aa ulahayn hidaha  iyadoo jirto inay gaar tahay  Sida Yaman,Sa uudi Arebia iyo adanka Kenya  si loogeeyo meelaha loodalxistago ee ku yaala hadba wadanka laga  Iibiyo

     

     

    Dhankakale waxaa kale oo ay ciidamada ilaalada badaha koonfurta  soomaaliyeed ay ku yahaan  dhibaato aan lasoo koobi Karin  dadwaynaha ka kaluumaysta ee wadaniga ah  iayado ay u dheertahay inay hadba ku shubaan oo waxyaabaha halista ah kadibmarkii ay raxan kazoo hadhay  wadankii burburay oo matalaya ciidamda dawlada dhexe   gaar ahaan ilaalda badaha ku tilmaameen dawlado dano gaara ah kalahaa bahada kna manaafacaa sadaan  ay kutilmaameen  “Budhcadbadeed”

     

     

    balse waxaa ay yihiin kuwo xag ule ilaalada badaha  somaaliyeed  marhadayna  jirin  dawlad ka dhicisa cida hadba boobaysa khayraadka hadba  xeebta uu ku sugan yahay  tan soomaalilandna teeda iyada ayaa kamsuul ah ta butlandn a iyada ayaa kamasuul ah koonfurtana dhalinyarada ay hogaashaan ciidamadii  ilaalada badaha soomaaliyeed eeka kuna agoomoobay koonfurta  hadhay dawladii

     

     

    Hadaba beesha caalamku waxaa ay inta badanu hogaasnatahay wadamo gaar ah oo ay kaqaataan kuna dhaqmaan qalkooda kuwa horawmaray kamana dhagaystaan waxba ku hada sookoraya iyo  ku dabaqada dhexeba   hadii aynu usoo laabano dhanka soomaaliland  gaar ahaan xeebaha Galbeedka  oo hada usoojeestay hada gurida   ugaadha Rabi ku manaystay  dalka   

     

    Iyaga oo aan wax sharci iyo sharci daro ah toonaba uhaysan  waxaana lo baahanyahay inay ciidamda taagta daran ee dalku  gacanta ku dhigaan waxyaabaha aynu ku soosheegnay ahna wax aan laga indhosaaban Karin    Waxayse kusoo af garmaysaa dalburburaydadkiisii iyo kuwo tuur ubaxay oo aan tamar lahayn !!!!

     

    yuusuf cabdi cali “indhoqurux”

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: