SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Qaybinta Kaarashii Codbixinta Oo Saaka Boorama Ka Bilaamantay

    Posted by Sawnews.tk on May 13, 2010

    Borama(Sawnews) Saaka abaaro 8:00 ayaa waxaa si rasmi ah uga bilaamay goobaha loogu talo galay in laga baxsho kaarasha ,iyo waliba aqoonsiga ,iyadoo kuwii horena labadilaayo oo qofka la siinaayo kaar cusub oo ka kooban laba dhinac oo iskugu jira midkii codaynta iyo kii jinsiyadaba,

    ayaa waxaad hadana ka dareemaysaa habacsanaan ka jirta dhamaanba goobaha laga bixinaayo kaarasha ,walaw ay jiraan goobo ilaayo hada aan bilaamin qaybinta kaarasha , ayaa waxaa eedaana korka looga tuurayaa masuuliyiinta komishanka qaran ee gobolka loo igmaday oo ay ka muuqato habacsdanaan buuxda iyo iyagoo oo aan ulahayn khibrad buuxda hawshan loo igmaday ,

    waxaanad goobaha ku arkaysaa asxaabta qaranka oo gaaf wareegaya dhamaanba goobaha ay ka socoto qaybinta kaarashu ,goobahan oo aan hada soo maray ayay waxay uga socotaa si habsami ah walaw ayna jirin wax shaqaaqo ah oo ku sahabsan arinkan ,inkastoo laga soo sheegaayo degmooyinka gobolka in aan wali laga bilaamin qaybinta kaarasha ,

    Wariye :-

    Omer Albashiir

    Sawnews

    Borama

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: