SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • QUQULKA WUFUUDA KA QAYB GALAYSA AASKA MARXUUM MAXAMED XASAN MATAAN OO LAGA

    Posted by Sawnews.tk on March 27, 2010

    Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan wufuuda ka qayb galaysa aaska lagu aasi doono maalinta Isniinta ah ee bishu tahay 29 march 2010 magaalada Boorama, ayaa waxaa soo qulqulaya wufuuda ka qayb galaysa janaasada iyo tacsida Marxuum Maxamed Xasan Mataan, qaybahoodii ugu horeeyay ay soo gaadheen magaalada Boorama maalintii Sabtida ahayd ee ay bishu 27 March 2010, ayna ka mid ahaayeen Madaxa Ololaha ee Xisbiga talada haya ee Udub Cismaan Hindi, iyo wufuudkale oo aad u tiro iskuguna jira maxaafid iyo mucaaradba.
    Isla  markaana ay soo gali doonaan wufuud ka tirsan Golayaasha qaranka, sida Wakiila, Guurtida, Golaha Xukuumada,Oday dhaqmeedyo, Wax garad, Culumo awdiin, Gacansato, wufuud ka socota saddex- xisbi qaran iyo bulshada waynta Somaliland qabaheeda kala duwan dal iyo dibadba.
    Allah u naxariisto Marxuum Maxamed Mataan oo ahaa nin magac wayn ku lahaa bulshada Somaliland, una soo halgamay sidii wadankani uu u noqon lahaa mid ka mid ah golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobay.
    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

    QUQULKA WUFUDA KA QAYB GALAYSA AASKA MARXUUM MAXAMED XASAN MATAAN OO LAGA
    Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan wufuuda ka qayb galaysa aaska lagu aasi doono maalinta Isniinta ah ee bishu tahay 29 march 2010 magaalada Boorama, ayaa waxaa soo qulqulaya wufuuda ka qayb galaysa janaasada iyo tacsida Marxuum Maxamed Xasan Mataan, qaybahoodii ugu horeeyay ay soo gaadheen magaalada Boorama maalintii Sabtida ahayd ee ay bishu 27 March 2010, ayna ka mid ahaayeen Madaxa Ololaha ee Xisbiga talada haya ee Udub Cismaan Hindi, iyo wufuudkale oo aad u tiro iskuguna jira maxaafid iyo mucaaradba.Isla  markaana ay soo gali doonaan wufuud ka tirsan Golayaasha qaranka, sida Wakiila, Guurtida, Golaha Xukuumada,Oday dhaqmeedyo, Wax garad, Culumo awdiin, Gacansato, wufuud ka socota saddex- xisbi qaran iyo bulshada waynta Somaliland qabaheeda kala duwan dal iyo dibadba.Allah u naxariisto Marxuum Maxamed Mataan oo ahaa nin magac wayn ku lahaa bulshada Somaliland, una soo halgamay sidii wadankani uu u noqon lahaa mid ka mid ah golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobay.INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: