SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya qoyskii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Xasan Mataan

    Posted by Sawnews.tk on March 24, 2010

    Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK. Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, Marxuum Maxamed Xasan Mataan, Samir iyo iimaana ka siiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay. Allaa Mahad Leh,

    Siciid Cadaani Mooge – Afhayeenka Madaxtooyada JSL

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: