SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Bogga Tacsida Marxuum Maxamed Xasan Axmed(mataan) Ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo

    Posted by Sawnews.tk on March 24, 2010

    inaanilaah wa inaa ilaah raajicuun
    waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan qoyskii ree  xasan mataan meel kastoo joogaanba geerida naxdin ta leh ee  ku timi marxuun  MAXAMED  XASSAN MATAAN  oo geeriyooday galabta  london  wxaaan  waynaha uga baryaynaa inuu  naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii iyo dhamaan umada ree somaliland   samir  iimaan uu kasiiyo   aamiin

    alla  ha u naxariisto marxuun MAXAMED HASSAN MATAAN   waxuu ahaa geesi  jecel nabada iyo horumarka  dadkiisa iyo dalkiisa  somaliland
    inaalilaah  wa inaa ilaahu raajicuun

    IBRAHIN GUREY  NUUR
    MOHAMED GUREY NUUR
    ]MOHAMED MEYGAAG GUREY ‘
    MUHYADIIN GUREY WARSAME
    ABDI  MEYGAAG GUREY
    AHMED MEYGAAG GUREY
    MOHAMED AHMED CALLAS
    ABDIRAHMAN HUSEN NUUR
    ABDIASIS GUREY  NUUR
    ABDI SICIID WARSAME
    MAHAMED DHINBIIL DHARAAR
    AHMED CABDI MOHAMOUD

    INAA LILAAAH WA INAA ILAAHU RAAJICUUN  DHAMAANTEEN  SAMIR IYO IIMAAN ALLE HA INAGA SIIYO

    ———————————————————————————————-

    As Rijal Family, we are deeply disturbed to learn Mahamad Hassan Mataan’s sudden death in London, and
    we would like to express our sincere sympathy to him and his Family. Please accept our sincere condolence and
    pass these sentiments to his children in particular.

    Knowing him personally, since the childhood, I was well aware of the difference he made in the lives of many
    people. His contribution to the SomaliLand since it’s inception and during his 20 or so years of dedicated and
    selfless service were many and varied. He was a major contributor of SomaliLand’s stability across the Land,
    and was regarded as a visionary and outspoken by anyone who met him. Believe me his contribution to SomaliLand
    will not be forgotten, and to day this will be a difficult loss for his family and all SomaliLanders in particular.

    Fowzi Rijal
    Toronto

    ———————————————————————————————

    Codolences to Mattan’s Family

    Seattle ’s Awdal community was devastated to hear the death of Marxuum Mohamed H. Mattan this morning.

    Our thoughts are with the family as they mourn. Mohamed was a kind and honorable man. His loyalty to his family including, of course, to his countrymen, and relatives, as well as to his colleagues was colossal. His life disproves the saying: “nice guys finish last”. In this time of mourning, may Allah give him eternal rest and peace.

    In Seattle , the followings extend their immense condolences to the family and friends:

    1. Mohamed Hussein Saireh.
    2. Mohamoud Abdillahi Iman
    3. Abdirashid Hassan Mattan
    4. Ibrahim Abdillahi Iman
    5. Abdi Farah Giireh
    6. Osman Ali Mead.
    7. Mohamoud Abdillahi Roble.

    Aamiin,

    Mohamed Hussein Saireh

    ———————————————————————————————-

    TACSI TIIRAANYO LEH: INA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN. Anigoo ku hadlaya magaca  dhammaan reer Barkhad Rayaale Kheyre waxaan tacsi u dirayaa meel kasta oo ay joogan Waalidkii, caruurtii, walaalihii iyo qaraabadii uu ka tegay Allaha Ha u Naxariistee walaalkay  Maxamed Xasan Axmed (Mataan) oo tii Xaqqii ku yimid xannuun dhawaanaha wadnaha ka hayey awgeed, ugu geeriyooday Magaalada London Cusbitaal ku yaal maanta oo taariikhdu tahay 23/03/2010.  Waxaan  Ilaahay uga baryeyaa inuu ka dhigo kuwa  uu Janadiisa Fardowsa ee sarreysa ugu deeqay.   (Aamiin, Aamiin, Aamiin…)

    Saciid Barkhad Rayaale

    ——————————————————————————————–

    Waxaan halkan tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadi uu ka baxay maxamed xasan mataan anaga oo ah sheekhyada iyo wax garadka jaliyada samaroon ee dagan waqooyiga yurub gaar ahaan sweden waxaanan marxuunka allaah uga baryaynaa janadii firdawsa inuu kawaraabiyo isaga iyo wixii muslim ahba aamiin aamiin aamiin waxaa tacsida diraya dadkan

    1 sh. maxamuud ismail khayre cawleed

    2 mawliid jaamac rooble timacade

    3 ubax xasan mataan

    4cabdi salan cali madoobe

    5 xabiiba cismaan dangoo

    6 abdilqaadir barkhad mude

    7 xamed cabdi cige

    Yoonis Maxamed Abdulaahi

    __________________________________________________________

    Anigoo ku hadlaaya afka qoyska reer xaaji barkhad muude camir waxaan tacsi u diraynaa qoyska reer xasan mataan waxanan uga tacsiyaydaynaynaa geeridii ku timid maxamad xasan mataan oo shalay ku geeriyooday dalka uk waxaanan leenahay ilaahay sabir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen isagana ha ka waraabiyo janadii fardawsa aamiin cabdiqaadir x barkhad muude

    ———————————————————————————————-

    Anigoo ku hadlaya  magaca  reer Cumar bille oo kala ah Abdirahman, Cabdirashiid , Canab, Cabdiwahab, Faysal, Cabdirisaaq ,Foosiya iyo reerahooga iyo  magaca dhamaan reer Bille  Dharaar meel kastoy joogaanba waxaaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa dhamaan eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay walaalkayo Maxamed xasan mataan oo shalay ku geeriyooday magaalada London. waxaan marxuunka illahay uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo Innagana samir iyo iimaan inaga siiyo.AAmiin.


    Mohamed omer bille

    ____________________________________________________________

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi  raajicuun
    كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
    Anigoo ku hadlaya magaceyga Abubaker Ali Osman  iyo ka xaaskeyga  Saada  Haji  Abdirahman iyo caruurtayda  dhammaan waxan Tacsi u direynaa Waalidkii , xaaskii , caruurtii , qaraabadii iyo saaxiibadii u ka baxey Alaha u naxariisto oo janadii fardawsa ha  ka waraabiyo eh  Mohamed Hassan  Matan oo ku  geeriyoodey wadanka ingiriiska … Alaha u naxariisto  inakana sabir ha inaga siiyo   Aamiin Aamiin Aamiin .
    Abubaker  Ali   Osman  Awgambole
    ________________________________________

    Tacsi Loodirayo Dhamaan Qaysikii ka haday Marxuumkii Mohamed Hassan (Mataan) Ahmed

    Anigoo ku hadlaa dhamaan qayska reer Ayeh, gaar ahaan inta waawayn ee qorba joogta ah magacdoodu na ay kala yihiin ku wa soo socoda waxaan tacis u diraynaan dhamaan qayska balaadhan iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Marxumm Mohamed Hassan Mataan:

    Ibrahim X. Moxamed Ayeh iyo Fadumo Jamac Aye.

    Abdixakiin X. Moxamed Ayeh iyo Xaaskiisa

    Jiilaan Jaamac Aye iyo Xaaskiisa

    Caydaruus Jaamac Aye iyo Xaaskiisa

    Abdi Adan iyo Siciida Jamac Aye

    Faaisa Hassan Haji iyo Carrurteeda

    Huda Abdirahman Aw Elmi iyo Caruurteeda

    Liban Jaamac Rabile iyo Saynab Jamac Ayeh

    Nasiyo Jamac Aye

    Aden Dahir Ayeh iyo dhaman Ilma Aaden Dahir Ayeh

    Dhaman Ilma Cali Cabdillaahi Ayeh

    Iyo inta kale ee dulkii joogta ee goobjooga u aha aaska.

    Waxa aan illaahay kabaryaynaa dhamantayo in uu Illaahay naxariista jano uu ka waraabiyo Marxuum Moxamed Xassan Mataan.

    __________________________________________________

    Inaa Ilaahi Wa Ina Ileyhi Rajucuun

    Aniga oo ah Maxamood Farax Cigaal iyo umaad Muslimka ee ku nool Waqoyega Texas waxa aan tacsi u dirna qoyskii Maxamed Xassan Matan iyo ehlyadii ooo dhan waxa aan Ilahay igu rajeenana samir iyo imaan Allah inaga siiyo, Ameen

    Moxamood Farax Cigaal

    Irving,Texas

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: