SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg Ah: Siyaasigii weyna Ee Maxamed Xasan Mataan Oo Galabta Ku Geeriyoodey Magaalada London

    Posted by Sawnews.tk on March 23, 2010

    (Sawnews) Inaa lilaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun waxaa maanta galab abaaro 3:10 pm  Daqiiqo Wakhtiga dalkan Britain magaalada London ku geeriyoodey siyaasigii weynaa ee Maxamed Xasan Mataan oo maalmihii u dambeysey xanuun dhanka wadnaha ah u jiifey cusbataalka weyn ee Harefield Hospital London, guud ahaan Marxuum Maxamed Xasan Mataan waxa uu ahaa  nin aad ugu weyn bulshada Reer Somaliland gaara ahaan dadka Reer Awdal dhexdooda, waxa uu wax badan  ka soo qabtey nabadeyntii iyo dhidbidii Jamhuuriyada Somaliland,  Bahda Sawnews, Jalliyada ottawa iyo Minnesota ee Awdal/Salala  waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii qarankii, iyo dhammaanba asxaabtii uu ka tagey, marxuumkana waxaan Ilaahey uuga baryeynaa in uu jannadii Fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

    Shabakada Sawnews waxaan idiin soo gudbin donaa  Taariikh Nololeedka Marxuumka .

    Sawnews

    Ottawa  Office.

    Abdkarim sh. Abdiraham Osman

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: