SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi:Maxamed Xassan Mataan oo maanta oo ay tariikhdu tahay 23 /03 /2010 ku geeriyooday magaaladan London wuxu ahaa Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee

    Posted by Sawnews.tk on March 23, 2010

    Inaa lilaah Wa ileyhi Rajucuun

    Maxamed Xassan Mataan oo maanta oo ay  tariikhdu tahay 23 03 2010  ku geeriyooday magaaladan London wuxu ahaa Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee shaqsi qaali ku ah bulshada reer Somaliland wuxuna ahaa shaqsi markasta u heelan wanaaga iyo horumarka dadkiisa, geerida ku timidna waa geeri  naxdin leh waase mid inawada sugaysa .

    Hadaba aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan qoyskayga iyo dhamaan magaca reer Awfarah sigad waxan Ilaahay marxuumka uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo waxanan  tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelkiisa iyo qaarabadiisa iyo intii ka hadhay iyo dhamaan bulshada reer Awdal oo uu maanta ka baxay halyay waxqabadkiisa iyo talooyinkiisa aan marnaba ka hagran dadkiisa iyo dalkiisaba.  Inaa lilaah Wa ileyhi Rajucuun

    Ilaahaw u naxariiso marxuumka AAMIIN

    Cabdale Farah Sigad

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: