SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Sharikadda xawaaladda ee Dahabshiil oo Bangi ka furatay Djibouti

    Posted by Sawnews.tk on March 21, 2010

    Bangiga Dahabshiil

    )Sharikadda xawaaladda ee Dahab-shiil ayaamaanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee waddanka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaaran. dhagayso Wareysiga Cabdirashiid

    Djibouti(Sawnwnews

    Munaasabadda xafladda furitaanka bangiga Dahab-shiil waxaa goob joog ka ahaa madaxda ugu sareysa waddanka Djibouti, Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xeyd, Ra’iisul Wasaaraha Dileita Maxamed Dileita, Guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti Idris A. Ali, Guddoomiyaha bangiga dhexe Jaamac Maxamuud Xeyd iyo marti sharaf kale

    Madaxa shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid, oo Djibouti jooga oo BBC uga waramayay furitaanka bangiga ayaa sheegay in bangigoodu yahay mid caalami ah oo Islaami ah.

    Bangigan cusub ayuu sheegay madaxa shirkadda in uu u adeegi doono dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada

    BBC

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: