SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Guddiga Doorashooyinka oo Soo Saaray Liiska Hawlwadeenada Seddex Gobol

    Posted by Sawnews.tk on March 21, 2010

    Komishanka Doorashooyinka ayaa soo saaray Liiska Hawlwadeenada Heer Gobol iyo Degmo ee ay u magacaabeen Saddexda Gobo lee Galbeedka Somaliland oo kala ah Awdal, Maroodi-jeex iyo Saaxil.

    Warkan waxa ay ku baahiyeen Komishanku Web-site kooda rasmiga ah Liiska Xubnaha Komishanka uga shaqaynaya Gobolada Iyo Degmooyinka oo kala Guddoomiye Gobol, Guddoomiye Degmo, ku xigeenadoodii, Xoghayayaashoodii iyo qaar ka mid ah hawlwadeenada ku sii xiga oo dhan 71 xubnood

    Sida website ka lagu shaaciyay waxa xubnahan isla maanta uu tababar uga furmi doonaa magaaladda Hargeysa waxaanu Liiskaas oo dhamays tirani u qornaa sidan:-

     

    # Name Title Region/ District
    1 Abdirashid Hersi Ali Regional Chairman Awdal
    2 Quman Abdilahi Allale Regional Vice Chair Awdal
    3 Hassan Issa Aynanshe Regional Secretary Awdal
    4 Saleebaan Hussein Saeed Additional Staff Awdal
    5 Abiib Yusuf Jama District Chairman Baki
    6 Abubakar Ahmed Yusuf Awale District Vice Chair Baki
    7 Farah Ismail Sidci District Secretary Baki
    8 Ahmed Ibrahim Buuni Hubiye #2 Baki
    9 Duale Ahmed Yussuf Duale Tiriye Baki
    10 Barkhad Hussein Saeed Tiriye Baki
    11 Hassan Nour Mohamoud District Chairman Borama
    12 Abdilahi Mohamoud Guleed District Vice Chair Borama
    13 Khadra Jama Muhumed District Secretary Borama
    14 Mohmed Egeh Dihod Hubiye #2 Borama
    15 Mohamed Farah Aynan Tiriye Borama
    16 Ameen Yussuf Hassan Tiriye Borama
    17 Yasin Yusuf Hodoon District Chairman Lughaya
    18 Ilyas Abdi Aden District Vice Chair Lughaya
    19 Abdi Abdilahi Elmi District Secretary Lughaya
    20 AbdiShakur Aw-Ali Osman Hubiye #2 Lughaya
    21 Ahmed Abdi Kahin Tiriye Lughaya
    22 Haybe Hussein Muse Tiriye Lughaya
    23 Mohamed Hassan Ahmed District Chairman Saylac
    24 Elmi Awale Elmi District Vice Chair Saylac
    25 Mohamed Ege Bahdoon District Secretary Saylac
    26 Bashir Elmi Waberi Hubiye #2 Saylac
    27 Abdikarim Hassan Ali Fariid Tiriye Saylac
    28 Ibrahim Mohamed Omer Tiriye Saylac
    29 Mohamed Abdi Hussein District Chairman Maroodijeex
    30 Abdiaziz Mohamoud Hassan District Vice Chair Maroodijeex
    31 Ahmed Mohamed Ali District Secretary Maroodijeex
    32 Hamse Abdillahi Aydiid Additional Staff Maroodijeex
    33 Hussein Hassan Muhumed District Chairman Bali-Gubadle
    34 Ibrahim Yousuf Farah District Vice Chair Bali-Gubadle
    35 Good Nour Mohamoud District Secretary Bali-Gubadle
    36 Mohamed Abdilahi H. Hussein Hubiye #2 Bali-Gubadle
    37 Mohamud Nuh Haybe Tiriye Bali-Gubadle
    38 Saeed Osman Qaambiil Tiriye Bali-Gubadle
    39 Ahmed Ali Mohamed District Chairman Gabiley
    40 Abdirahman Muhumed Baadil District Vice Chair Gabiley
    41 Muhiyadin Mohamed Mohamoud District Secretary Gabiley
    42 Mustafe Abdi Ali Hubiye #2 Gabiley
    43 Mohamoud Kulmiye Hoori Tiriye Gabiley
    44 Mohamed Abdi Askar Tiriye Gabiley
    45 Saeed Jama Gudaal District Chairman Hargeysa
    46 Mohamed Yasin Diini District Vice Chair Hargeysa
    47 Nasir Awil Ahmed District Secretary Hargeysa
    48 Ahmed Abdilahi Elmi Hubiye #2 Hargeysa
    49 Faisa Jama Nouh Tiriye Hargeysa
    50 Aden Bashir Sh. Aden Tiriye Hargeysa
    51 Ismail Abdi Ibrahim District Chairman Salaxlay
    52 Abdirahman Hassan Abdilahi District Vice Chair Salaxlay
    53 Adan Aw-Ismail Hasan District Secretary Salaxlay
    54 Ahmed Abdi Osman Hubiye #2 Salaxlay
    55 Muhumed Aw-Ahmed Beegsi Tiriye Salaxlay
    56 Burale Iman Abdille Tiriye Salaxlay
    57 Osman Hashi Yusuf Regional Chairman Sahil
    58 Hassan Sh. Mohamed Jama Regional Vice Chair Sahil
    59 Mohamed Abdi Jama Regional Secretary Sahil
    60 Ali Hussein Isse District Chairman Berbera
    61 Ahmed Jama Hussein District Vice chair Berbera
    62 Mohamed Ismail Ibrahim District Secretary Berbera
    63 Osman Ahmed Ismail Hubiye #2 Berbera
    64 Jama Saleban Tubeec Tiriye  Berbera
    65 Mohamud Mohamed Hirsi Tiriye  Berbera
    66 Mohamed Abdirahman H. Hassan District Chairman Sheekh
    67 Hassan Abdilahi Hussein District Vice Chair Sheekh
    68 Ahmed Ismail Warsame District Secretary Sheekh
    69 Khadra Hussein Hassan Hubiye #2 Sheekh
    70 Nuur Saeed Alaale Tiriye Sheekh
    71 Ibrahim Mohamed Elmi Tiriye Sheekh

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: