SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • GACAL IYO XIGAALABA GUURKIINA LAGU FARAX

    Posted by Sawnews.tk on March 21, 2010

    Anaga oo ah AWDAL/SALAL Brothers ee gobolada Maryland iyo Virgina (USA) waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa meherka BOQORKA Mustafe Cumar Suldan iyo BOQORADA Prof: Yurub Abdirahman Mumin oo meherkoodu ka dhacay magalada Borama gaar ahaan Hotel Rays.

    Waxaan Illaahay (SW) uga baryaynaa in uu ka dhigo guurkii lagu nasto ee lagu nagaado. Wada hela ubad khayr qaba oo anfaca walidkooda, diintoota iyo dalkoodaba.

    Axmed Cumar Cadaawe

    Sheekh Qaasim Abdi Muuse

    Siciid Xasan Birimo

    Idiris Cige

    Maxamed Ibrahim Ali

    Maxamed Abdilahi Allaale

    Cumar Barkhad Arbe

    Abdilahi Micaad Hoori

    Aden Abddilahi Allaale

     

     

     

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: