SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hawl Gal lagu Soo Celinayo Bilacda Jidadka Waawayn Oo Saaka Ka Bilaamay Magaalada Boorama

    Posted by Sawnews.tk on March 13, 2010

    Borama(Sawnews)Saaka abaaro 9:00 am  ayaa shaqaalaha dawlada hoose oo uu hogaaminaayo ,Xoghayaha dawlada hoose oo ay waheliyaan  ciidanka Boolisku  ayay  olole balaadhan ku  qaadeen dhamaanba jidadka waawayn ee magaalada ,taasi oo ay ku burburiyeen maheradaha yar yar ee sida sharci darada looga dhistay wadooyinka hareerahooda, ku waas oo cidhiidhi galiyay ama wiiqay isku socodkii dadka iyo Gaadiidka isticmaalaya wadooyinka ,waxna u dhimay  bilicda magaalada ,

    Hawl galkan oo ah midkii ugu horeeyay ee in muda ah ay dawlada hoose samayso ,ayaa noqonaya mid ay dadku soo dhaweeyeen ,walaw   dadkii meheradahaa lahaa ay si aada ugu cadhoodeen hawl galkaasi ,iyada oona wali loo smayn meelo kale oo ay ku ganacsadaan ,dadkan meheradaha laga burburiyay saaka ayaa u badnaa qaadleyaal ,iyo meheradayo kale ,

    Hawl galakan saaka ay fuliyeen shaqaalaha dawlada hoose ayaa ilaa hada inta la ogyahay lagu xidhay hal qof ,iyagoo intaa kabadan kara maadama uu hawl galkii socdo .

    Isku soo wada duuboo waxaa xasuusiyay dawlada in ay talaabadani qaado waxaa soo kordhay gaadiid yar yar iyo waliba basas la keenay magaalada oo dadka guraaya ,amaba ukala baxaaya faaxadaha magaalada islamarkaana ay wadadii la ciirciirayso dadwayne iyo waliba gaadiid tiro badan.

    Wariye:

    Omer Albashiir

    cumaralbashiir@hotmail.com

    Sawnews

    Borama Office

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: