SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Iskaashatada hilibka ee nafaqo oo Magaalada Boorama Maanta Shir Jaraa’id ku qabatay Xarunta Hilibka Ee Sariimada

    Posted by Sawnews.tk on March 11, 2010

    Borama(Sawnews)Iskaashatada  hilibaka  ee lagu magacaabo nafaqo ayaa saaka cabaaro 11:30 shir jaraaid ku qabatay xarunta hilibka ee  Sariimada ee maagaalada Boorama kadibmarkii ay ku gacan saydheen in ay ogayn  ganacsato lagu wareejiyay
    kawaanka cusub ee loogu tala galay qaliinka xoolaha ee magaaladani ,
    shirka jaraa’id ee ay maanta ku qabteen xubnaha maamulka ururka iskaashatada ee nafaqo  xaruntooda  ayaa ugu horayntii waxaa ka hadlay gudoomiye ku xigeenka ururka nadaqo.

    Munasibadani oo ay ku dhanaayeen dhamaan xubnaha ku ganacsata Sariimada  hilibka ee magaalada Maxamad Warsame Hami oo isagu qaadaa dhigay taabtayna dhinacyo kalA duwan  waxaan ka mid ahaa hadaladiisi sidan
    horta waxaan marka hore ga’aansanay inaan anagu maamulano kawaanka cusub ee loogu talagalay anaga , sidaa dareedeed maanta waxaan shirka isugu 
    yeedhnay bahda saxaafada, inaan ogaysiino  dawlada iyo dadwanahaba inaanan gali doonin kawaanka cusub ee hada gacanta loo galiayay  cid aan shaqo ku lahayn hilible  ,hase ahaatee aan xubina kaga jirin hiliblaha iyo dhamaanba iskaashatada.
    Taasi waxaa nagaga daran dhinaca nadaafada ee madasha qaliinka ee hada lagu qalo oo ay naga haysato nadaafad daro

    Waxaanan kuwar galinay maamulka degmada iyo kan Gobolkaba oo ilaahada wax aan laga qaban  waxaan ka xunahay in nalaga qaado lacagta cashuurta waxna nalogu qaban hadana waadalkayagii oo waxba taasi male waxaase ka daran Kuwan doonaaya inay qaadaan neefkiiba lacag dhan 2.5dollor oo u dhiganta lacag dhan 20,000 lacagta dalka ah
    halka hada loogu sooqaado lagac dhan 2,000 taasian suuro galnoqon mayso oo waxaanay u noqonayn dadka ku ganacsada halkani ,waadad danyar ah oo aan laga indho saaban karin sidaadaraadeed waxaa uu noqon karaa kawaanka sida ka Galbilay ee hada ay hilblaydu ku qalato dibada  isaguna iska xidhanyahay waxaan awood u leenahay hadaanan agu umadaxbanaanan kawaankani marka horaba anagaa haayadau noogu tala gashaye gal mayno

    Kawaankani oo ku yaala duleedka galbeed ee magaalada ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee laga furo mid  noociisa  ah magaalada Boorama
    ayaa  ah mid lagu gorgortamaayo oo sidoo Kale ayaa aan wali laga warqabin cida lagu wareejiyay waxaase ay ku sheegeen shirkooda jaraa id  iskaashatada hilibka ee magaalada Boarama ee nafaqo
     
     hadaba maxay noqon kartaa xaalada kawaanka  cusub ee isaga oo aan wali la furin lagu maronsanyahay?

    Sawnews Desk

    Borama Office

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: