SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-cafaan Oo Saaka Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama

    Posted by Sawnews.tk on March 10, 2010

    Borama(Sawnews)Saaka saabux abaro 9:30  ayaa waxaa  si wayn loogu soo dhaweeyay Suldaanka guud ee beelaha habar cafaan    C/raxmaan Jaamac  Dhawal , ayaa waxaa laga hortagay duleedka  magaalada Boraama , oo ah wadada isku xidha Djibouti iyo magaalkada ,waxayna kagana  beegan tahay dhinaca waqooyi galbeed una jirta 10km ,

    Waxaa halkaasi saaka subax tuknaa dadwayne aad u tiro badan kuwaas dhamantood u badnaa beelaha uu suldaanku  ka soo jeedo ,suldaanka oo kaso olaabtay safar uu ugu maqnaa wadanka aan jaar nahay ee Jibouti waxaana safarkiisa ku wehelinaayay xubno ka mida beeshiisa ,

    Sida aan warka ku helayno Suldaanku waxa uu wadanka Jibouti u kicitimay ka dib caleemo saarkii Ugaaska Beesha Ciise Ee ka dhacay magaalada saylac ee xarunta Gobolka Salal,waxana ay warkau intaasi ku darayaan in u suldaanku  u tagay wadanka jibouti arimo ay ka mid ahaayeen isku xidhka beelaha ,

    Waxaana dadwaynihii halkaasi iskugu soo baxay la hadlay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Shiine Dheere iyo Gudoomiye ku xigeenka Axmed Muuminwaxna ay sheegeen in ay aad u ugu mahadnaqayaan dadwaynaha hakaa iskugu yimid ,oo ay sheegeen in ay u badanyihiin beesha suldaanka ,waxayan intaasi ku dareen in ay gadaal ka sheegi doonaan ujeedooyinkii safarka iyo waxyaabihii u soo qabsoomay suldaanka,

    Halkan ka dhagayso hadalkii Shiine dheere

    Halkan ka dhagayso

    Sawnews Desk

    Borama Office

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: