SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tahriibayaashii ugu Badnaa ee Soomaaliyeed oo soo gaaray gudaha Dalka South Africa (Daawo Sawirada ).

    Posted by Sawnews.tk on March 5, 2010

                                                                                                Capetown(Sawnews)Waxaa maalmihii ugu danbeeyay Gudaha Dalka South Afrika soo gaarayay boqolaal Tahriibayaal Soomaaliyeed kuwaas oo intooda badan kasoo cararayay dagalada iyo duqeemaha kajira Dalka Soomaaliyeed .
     
    Boqolaalkan tahriibayaasha Soomaaliyeed oo isugu jiray Haween Caruur Dad waa weyn Dhalinyaro una badnaa dhalinyaro aad u yar yar ayaa waxa ay maalmihii ugu danbeeyay kasoo gudbeen Xuduudaha Wadanka Zimbabwe iyo Muzambik uu lawadaago dalka South Afrika kadib safar tahriib dheer ay kuso mareen wadama dhoor ah halkaas ay kala soo kulmeen dhac xarig iyo dhibaatooyin kale.
     
    Sidoo kale waxaa jira Soomaali  kale oo aad u fara  oo kujira xabsiyada wadamada Tanzaniya ,Muzambik ,Sambiya ,iyo Wadanka Botoswana halkaas ay kuheesato dhibaato Bini aadamo tii ugu xumeed iyadoon aysan jirin cid u maqan ama gurmad usameesay hadii ay ahaan lahaayeen dowlada Soomaaliya iyo Hay’adaha Xuquuqul Aadanaha

    Dhalin yarada somaliyeed ee ku cusub dalka South Africa ayaa waxa ay la kulmaan jawi ka duwan kii ay maskaxda ku hayeen inta ay joogeen gudaha dalka Somalia ,iyagoo dhalintaas aaminsanaayeen mar hadii ay soo galaan dalkan South Afrika in ay iska hilmaami doonaan dhamaan wixii dhib ahaa oo ay lasoo kulmeen intii ay ku soo guda jireen safar aad u dheer oo sharci dara ah.
     
     hasa yeeshee Dhalinta cusub  ayaa la kulma jawi adag ayadoo inta badan dhalin yarada Somaliyeed ee ku sugan dalkan ay ka xamaashaan tuulooyinka fog fog ,dhalinta cusub ayaa waxaa u soo booda nolol iyo shaqo ay filaneyn waayo tuulooyinka ayaa ah meel aad u dhib Badan iyadooo tuulooyinka qaar ay laheen koronto ama biyo intaba, waxaa kaloo intaas  sii dheer dil dhac iyo boob iyo barakicin ay tuulooyinka south afrika kala kulmaan

    isku soo wada duuboo dhalin yarada  Soomaaliyeed ee kudhaqan ayaa lagu tilmaam dhalin yaro aad u karti badan iyagoo kashaqeesta meelo aad u dhib badan ayna kaxamashaan iyagoo ehe;ladooda ay wax badan ku taraan kana fiican dhalinyara badan oo Ceyr kuqaata wadamada Yurub iskana jiifa har iyo Habeen.

    Wariye:-

    A/risaaq Mire Niiniile

    Sawnews

    Cape town

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: