Tafatiraha Guud Ee Shabakada Sawnews oo ay Gabadhi Ugu Dhalatay Ottowa Wadanka Canada
Posted by Sawnews.tk on March 1, 2010
Dhamaan Bahda Sawnews Waxay Hanblayo iyo Bogaadin kal iyo laaba u diyaraan Tafatiraha Guud Ee Shabakada wararka ee sawnews Aabo Cabdikarim Sh. Cabdiraxman Awgamboole iyo Hooyo Ayaan Muunin Axmed oo Gabadhi ugu dhalatay 28/02/2010 Ottowa ee wadanak Canada ,gabadhan oo loo baxshay AMAAL..
Waxayana kala yihiin
Cumer Bashiir Cali
C/casiis Maxamed Cilmi
Yuusuf Cabdi Cali (Indho-qurux)
Dhamaan asxaabtaniwaxay ilaahay uga baryayaan inay noqo mid dalkeeda ,dadkeeda iyo diinteeda anfacda waxayna leeyihiin adeer soo barbaar
Aamiin………..Aamiin……………Aamiin…………………..Aamiin
Advertisements
Leave a Reply