SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: marxuun Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Makalowle oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia

    Posted by Sawnews.tk on February 27, 2010

    Inaa Lilaah Wa Inaa Ilaahi Raajucuun   Anigoo ah Cabdale  Aw Farah Sigad  kuna hadlaya magacayga kan xaaskayga iyo  guud ahaan magaca reer Aw faarax sigad oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala jooga waxan tacsi tiiraanyo leh u diryaa dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay marxuun Sheekh Ibraahim Xaaji Xasan, Makalowle oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Diridhaba ee Dalka Ethiopia.

     

    Waxanan marxuumka ilaahay uga baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabdiisiina samir iyo imaan ka siiyo.

     

    AAMIIN. 

    Cabdale Farax Sigad

    London

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: