SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Markii Ugu Horaysay Oo Magaalada Boorama La Keeno Xamuulkan Yar Ee Loo Yaqaan ( TIKTA) amaba Kuri- Kuri

    Posted by Sawnews.tk on February 25, 2010

    Borama(Sawnews)Saaka subax ayaa waxaay  indhahaygu qabteen aalad yar oo aan horay magaalda ugu arag , kuwaasi oo ahaa dhawr xabo  isla markaana siday rakaab dada , oo ukala gooshaayay dhamaan daafahamagaalada ,

    Aaladan yari waxay markiiba qaadleedku yahay 4 Qof , taasi oo u kala gooshaysa xaafadaha magaaladu ka koobantahay ,

    Gaadiidkan kar ee casriga oo ah mid ay dadku aad ula dhaceeen oo uu qimaha lagu raacayaana uu yahay mid mid dadku soo dhaweeyeen , ayaa ilaa hada lakala laayahayraacitaankeeda .

    Aaladan oo uu keenay ganacsade dagan dalka Ethiopia , ayaa waxa ay tani utahay talaabo , kor loo qaaday , taasi oo hayd mid loo baahnaa , aaladani waxay qiimaheedu ka jabantahayin ta baabuurta kale lagu raaco , tusaale ahaan baabuurta waxaa lagu raacaa , ku dhawaad 4.5 $ ,

    Halka ay iyadu meelkasta kugu gaynayso 1 $ , qiimaheeda caadiga ah ee rakaabkuna waa 1OOO sh. S h .

    Isku soo wada duubooaaladan casriga ah oo inta badan laga isticmaalo wadamada jaarka sib dalka Ethiopia , oo ah mid si aada ugubadan ,

    Su’aasha lays waydiinayaa waxa ay tahay dadku siodee ayay  u isticmaali doonaan ?

     

    Wariye:-

    Omer Albashiir

    Sawnews

    Borama Office

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: