SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Aqoonsi Lagu Gali Doono Doorashada Somaliland

    Posted by Sawnews.tk on February 24, 2010

    Borama(Sawnews)Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay  Shabakada Sawnews ayaa sheegaya in la samayn doono kaarar cusub oo loogu talagalay doorashada Somaliland.

    Kaararkan ayaa dadku ay kaga qayb qaadan doonaan doorashooyinka madaxwaynenimada ee ka dhici doonta Jamhuuriyadda Somalilanmd.

    Wararkan xog-ogaalka ah ayaa sheegaya in go’aankan la gaadhay kadib markii uu booqasho ku tagay dalka Kenya guddoomiyaha Guddiga doorashada ee Somaliland Eng- Ciise Xamari .

    Warqdahan aqoonsiga ayaa la samayn doonaa marka la helo tirada rasmiga ah ee is diiwaan galaiyay.

    Khilaafka ka dhashay liiska dadkii isu diiwaan geliyay doorashooyinka madaxwaynenimada ayaa keenay in ay dhawr goor dib u dhacdo doorashadii madaxwaynenimadu

    Source  VOA

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: