SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Gudiga Commission ka Qaranaka oo saaka ka Bilaabay Boorama xulista Gudoomiyaha Gobolka iyo ku Xigeenadiisa

    Posted by Sawnews.tk on February 20, 2010

    Borama(Sawnews) Gudida commission ka qaranka oo boqasho hawleed ku jooga Borama

    Waxaa ay  manta  commissionku ka wadaan Gobalka Awdal gaar ahaan degmada Boorama, hawlihii xulista hawl wadeenada Gobolka  Awadal, oo ay maanta kulan kaasi ku wada yeesheen xaruunta Badhe saabka ee gobalka, taasi oo ay ka soo saari doonaan shaqaalhii ka hawl gali lahaa degmooyinka uu ka kooban yahay gobalka Awdal,  maanatana ay soo saari doonaan, sida ay noo sheegeen gudida commisionka ee  qaranka oo ku sugan magalada Boorama taasi oo ay ka dhur sugayaan dad weynaha Boorama dhawaaqista xubnaha commisionka heer degmo ilaa heer  gobal  ,taasi oo lagu dhawaaqi doono marka la dhamays tiro shaqaalaha commissionka.ee imtixaanka u fadhiya .

    Iaku soo wada duuubo marka ay imtixaanka dhameeyaan ayaa waxa ay noo sheegeen xubnahan commission ku in ay shir jaraa’d qaban doonaan , ayna kaga warami doonaan socdaalkooda ay ku soo marayeen maalmihii u danbeeyay , degmooyinka Awdal iyo Salal.

    Mardhaw kala soco shirkaasi jaraa’id Sawnews oo diyaar iniigu ah goobtaasi

    Wariye:

    Omer Albashiir

    cumaralbashiir@hotmail.com

    Sawnews

    Borama

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: