SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Dhalasho: Cabdiraxmaan Adan Maxamuud iyo Ifraax Maxamed Cabdi oo Labo gabadhood oo Maanto ah ugu dhasheen Magalaada Borama

    Posted by Sawnews.tk on February 19, 2010

    Dhamaan akhyaarta hoos ku qorani waxa ay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Cabdiraxmaan Adan Maxamuud iyo Ifraax Maxamed Cabdi oo Labo gabadhood oo Maanto ah ugu dhasheen 18/02/10 Magalaada Borama waxa loo bixiyay Mataanhaas Muna iyo Mumtas Waxaanay Gabadhaas Eebe weyne uga baryayaan in ay noqdaan kuwii Waalidkooda  dalkooda  iyo diintooba anfaca , Aamiin amiin

    1. Axmed Faarax Wabar iyo Xaaskiisa
    2. Ibraahim Sh. Nuur iyo Xaaskisa
    3. Eng Qaasim X. Siciid Maxamuud iyo Xaaskisa
    4. Abdikarim sh. Abdirahman Awgamboole iyo xaaskiisa .
    5. Mustafe Muxumed Diiriye
    6. Muxiyadiin Muumin Caateye
    7. Cabdikarim Nuur Caawle
    8. Cabdirashiid Xirsi
    9. Cabdifataax Cilmi Muxumed
    10. Ilyaas Nuur Sugaal iyo Xaaskiisa
    11. Barkhad Maxamed Dhiisidoon iyo Xaaskiisa
    12. Dr C/salaan Xuseen Cawaale iyo Xaaskisa
    13. C/raxmaan Abiib Xaddi iyo xaaskiisa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: