SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Shir Jaraa’id Oo ay maanta qabteen Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Awdal iyo Tobarahoodu iyo Qaar kamida Ciyaartoygii hore ee Fadhiistay

    Posted by Sawnews.tk on February 15, 2010

    Borama(Sawnews)Shirkan jaraa’id ee manta ay qabteen , xulka gobolka Awada iyo waliba qaar ka mida ciyaartoygii hore ee kubada ciyaari jiray ee cuslaaday amaba kubada ka fadhiistay , ayaa waxaa uu ahaa mid ku wajahan maalmihii u danbeeyay , oo ka dhex taagnay is qabqabsi iyo xil ka qaadis u dhaxaysay wasaarada Sportiga ee gobolka iyo tobobaraha xulka gobolka ,

    Shirkan jaraa’id oo maanta ku soo beegmaya xila ay jirto kala fogaansho u dhexeeya wasarrada Ciyaaraha  iyo waliba ciyaartoyga oo uu wehiliyo tobobarahoodu.

    Shirkan jaraa’id oo ay ka hadleen , kabtanka kooxda Nagiib Xusseen Samaale ,Afhayeenka xulka gobolka , Muxyadiin Diiriye Ducaale ,         iyo qaar kamida ciyaartoygii cuslaaday oo ay ka midyihiin Mahdi Idiris ,iyo Xassan Daahir

    Waxaana halkaasi ug uhoray ka hadlay afhayeenka xulka Gobolka Muxaydiin waxana u hadalkiisii ku bilaabay sid atan waxaan u ahayn xul soo jiray sanda iyo badh ,sanadkaa iyo badhkaa waxaa na soo waday tobobarhayaga fiican , Samaroon waxana uu nagu soo waday sifiican oo cadaalada ,wax walbana oo wax qabadana  xagiisa waan ka helaynay ,waxana uu muxyadiin sheegay in ay diidanyihin in xilka laga qaado , waxana uu yidhi hadii laga qaado ma jiraayo xul gobolka ahi, su aal lawaydiiyay oo ahayd bal in safarkoodii jabuuti ay ku tagayeen , waxa uu sheegay in ayna tagayn isaga la’aantii ,waxan u uku sobobeyay in wasaaradu ayna waxba uqabanayn laakiin samaroon uu wax wlaba uu uqabanayay , dibad iyo gudaba u ula xidhiidhaayay ,mana aaminsanin in ay wasaradu wax noo qabatay.

    Waxaa kale oo halkaa ka hadlay Mahdi Cabdi Idiris waxana u sheegay in C/wahaab mudadii uu xilkaa qabtay oo ahayd wakhti dheer aaanu waxba uqaban xulka amaba ciyaarhaa ,waxana u ushegay in uu isagu ugu wacnaa in aan jaadka bilawno oo aan kubada iska dayno, waxana uu yidhi mahdi isagoo hadalkiisii sii wataa , manta waan ciyaari karaa  waxaa kale oo shegay in wasaradu wax kaqabato nikaasi , oo anaga noogu wacnaa qayilka in uu kuwan kalena u horsoodo inay qayilaan amaba ay tahriibaan.

    Halkanka dhagayso hadalkiisii

    Wariye :

    Omer Albashiir

    Sawnews.tk

    Borama

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: