SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Ogeysiis Ku Sahabsan Website-ka Cusub Ee Camuudnews.com

    Posted by Sawnews.tk on February 14, 2010

    Waxaan dhamaan dadwaynaha sharafta mudan ee reer Somaliland ku wargalineynaa in uu warbaahinta S/Land ku soo biirey website cusub oo lagu magacaabo Camuudnews.com
     
    Shabakadan cusub ee Camuud News Network waxaad kala socon doontaa warar sugan oo xaqiiq ah, waxayna inta badan diirada saari doontaa oo ay xog ogaal u noqon doontaa arrimaha la xidhiidha Waxbarashada, Ciyaaraha, Suugaanta I.w.m
     
    Maamulka iyo dhamaan hawl wadeenada shabakadan cusub ee Camuudnews.com waxey diyaar u yihiin in ay idin raali galiyaan, Fadlan wixii intaas dheer kala xidhiidh ciwaanka shabakada oo ah Camuudnews@gmail.com
     
    Allaa Mahad Leh
     
    Camuudnews Centre. 

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: