SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Roob Lagu Diirsaday Oo Maanta ka Da’ay Borama

    Posted by Sawnews.tk on February 6, 2010

    Saaka subax ayaa waxaa markaan soo toosnay circa ku shaqlanaa Daruuro aad u qurxoon amaba Dhool , kaasi oo cadceedii qariayay , dhulkuna uu ahaa mid had had ah oo aan cadceedi jirin amaba  mar mar ay soo baxay say cadceeedu , sikastiba ha ahaatee dadku waxa ay saadaalinayeen in ay jirto saan saan roob , bulshayntuna waxa ay ka sheekaysanayeen daruurtaasi dul joogta. Hadalada ay isla dhexmarayeena waxaa ka mid ahaa  waa Darooray maanta

     

    Abaaro 2:20 ayaa waxaa darooray roobkii kaasi oo ka da’ay dhamaanba daafaha magaalada , daadbadana soo rogay dariiqyada magaalada , markaad eegto jawiga galabta ee magaalada ayaa ahaa mid aad u qurxoon  ,kaasi oo aad dareemaysay naacaw qabaw iyo waliba  saxansaxo udgoon ,

     

    Si kastiba ha ahaatee maalmihii udanbeeyay waxaa laga dayrinaayay degmooyin badan oo ka tirsan labada gobol waa   Salal / Awdale  in ay ka jirto Abaar baahsani , kaasi oo la sheegay in ay xoolihii badankood ay dhinteen , intiihadhayna ay la tiicayaan  Abaar ,

    Oo ay laayihiin wax ay dhulka ka qaadaan , dhulkiina uu xaalaf gabay , oohadii aad madheer jiido ayna waxba kaasoo raacayn ,waliba taasina waxaa u dheerayd Biyo la’aan

     

    Jawiguse maanta waa ka duwanaa sidii hore waxaad dareemaysaa in ay dadkii gashay yididiilo cusub , oo ah roobkaa maanta da’ay , waana mid ay ay kuwada farxeen dadka Xoolo dhaqatada ahi iy owaliba beeralaydii .

     Wariye:-

    Omer Albashiir

    Sawnews

    Borama.

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: