SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tahniyad Dhalsho: Dr C/rashiid Dahir Aye iyo Murwadiisa Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar,oo Wiil ugu dhashay magaladda Boorama

    Posted by Sawnews.tk on January 18, 2010

    Dhamaan Ardayda wax ka barata dalka Pakistan khaasatan Karachi University Waxay Tahniyad Dhalasho u Dirayaan Dr.C/rashiid Dahir Aye iyo Asma Sheekh abdilahi Sheekh Ali Jowhar.Sidoo kale Anigoo ah C/samad X Axmed Misan waxaanu si wadajira tahniyad ugu diraynaa
     Dr: Abdirashiid Dahir Aye iyo Marwadiisa Asma Sheekh Abdilahi Sheekh Ali Jowhar
    oo wiil ugu dhashay  gobolka Awdal ee Magaaladda Borame,Jamhuuriyadda Somaliland,
    Abdisamad X ahmed { Misan Khan } 
    Dr.Mukhart Ismacil Gige
    Dr.Abdiasiis Maxmed Muxamaed Fadal.
    Dr.Abdirashiid Maxmed Muxamed Fadal
    Eng.Ibrahim ismacil Cige.
    Cabdishakur Nuur Abdi. Alifoow 
    Farhan Bashir Hassan
    Abdirazak Haji  Mohamed { Turbac }
    Adam Mohamed Adam { Masri }
    Abdiwali Abdullahi Jamac
    Abdirahman Mohamed qeylshe
    Abdinasir Mohamed Sheikh { Shubka}
    Abdirnasir Mohamed Cali { Dinaa }
    Abdirizaq Mohamed Yuusuf { Ithna Cashar }
    Abdirizaq Mohamed Aadan
    Hassan Mohamed Aadan { Kuwataro }
    Mohamed Abdirizaq { Cagayare}
    Ibarhin Mohmed Olad {Indha Shite}
    Kamaal Guuleed
    Qays Husein Buraale
    Farhan Ali Elmi
    Mukhtar Diriye Khalif
    Ali Bishar Abdirahman .
    Abdifatah Mohamed Adan 
    Mr-Xamse Maxamed Cabdilaahi
    Maxamed Cumar Maxamed
    Axmaed Cumar Ismaciil
    Maxamed Cumar Ismaciil
    Dhamaan Ardeydaani waxay Hanbalyo tahniyad dhalasho ay u dirayaan Dr.C/rashiid Dahir Aye iyo Murwadiisa Asma sheekh C/lahi Sheekh Cali Jowhar oo wiil ugu dhashay Magalada Borama  ee Gobalka Awdal 17-kii bisha January 2010, wiilkaasi  oo loo baxiyey {XAMSA C/RASHID DAHIR AYE } ,
    Waxaana leenahay dhamaantayo dhan, wiilkaasi ha noqoto kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa anfaca.
    Amiin Amiin Amiin Amiin …………………………
    by,Mizan khan ….

     dhamaan shakhsiyadka ku xusan hoos waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan 
    Dr c/rashiid daahir aye iyo Asma sh. c/laahi sh.jawhar 
    oo maanta will igu dhashay magaalada boorama waxaan leenahaay ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa 
    iyo diintiisaba anafaca Aamin Aamin 
      
    1-khadar cismaan muxumed
    2-sahra x. ahmed mizan 
    3-ayaan maxamed mizan
    4-amina sahra cumar cali 
    5-safiya cali 
     
    dadkan oo dhamaantood jooga casimada dalka masar ee qaahira ayaa gaadhsiinaya hanbalyadaa dhalashada ah

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: