SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • BOWLAD QAATAHA AAN DANAYNAYN DALKA IYO DADKABA MAAD INAGA QABATAAN?BY SAAMIYA MUSE BILLEH

    Posted by Sawnews.tk on January 18, 2010

    Assalamu calaykum  walaalahayga website kan  Sawnews  iyo dhamaan akhristayaasha ku xidhan  anigoo ah walaal idin ka mida oo la socota xaalada wadankeenii iyo dhibaatada ka  taagan ayaa waxaa damqaday sida aad idinkuba uga damqateen  dhibaatada ceelbardaale,  sacaddiin iyo walaalaheenii  dad qalatu ku heshay inta u dhaxaysa gabilay iyo dila.  Qofka biniadamka  ahna  xanuun uu dareemay uun buu ka hadalaa,   hadab  aniga hadalkaygani waxuu ku socdaa Culimadeena , Aqoonyahankeena, iyo cidkasta oo ka damqanaysa  xaalada Awdal  meelkasta oo ay joogaanba dal iyo dibadba  ogowna hadalkaygani uma furin doqon isagaaba dayacanee  waxaase leeyahay ILLAAHOW u gargaar:-

    BISINKAAN KU BILAABAYAA SHAR IYO SHAYDAANBA HA DUULEE.
    CULIMADII IYO AQOONYAHANKII AWDALOW ALLAHA IDIN  ASTUREE MAAD ARINSATAAN?
    BOWLAD QAATAHA  AAN DANAYNAYN  DALKA IYO DADKABA INAGA QABATAAN?
    DAKADAHEENAN XIDHAN MAAD U DAMQATAAN
    GAROONKEENAN GORAYANA ISKU QUUDHI LAADAHAY  MAAD U GARGAARTAAN?
     GARASHADII AHMED GURAY IYO GEESINIMOBA WAAD HAYSAAN MAAD IS DABA QABATAAN
     WAXAY GOBI WAX KU MAAMULI MURTI LOO DHAN YAHAY IYO MICIIN MOWLAHOODEE REER
    AWDALOW MAQAL DUNUUBTA AAN IDIN LEEYAHAY AMASE DHAG HA U DHIGINA HAYEESHEE GEESI  
    BAY DARDAARAN U TAHAY  DOQONSE WAA YEELKIIS.
    TOLKAYOW TALADIINU YAYSAN NOQON ANAA FULAANA(HABAR CAFAAN, MAXAMED CASE  IYO MAKAAHIIL)
    IYO MAANGAAB MIDII UU MOODO MEEL WACAN. REER AWDALOW MURIQII WADA JIRAMEEL MAR LAHEE
    MIJAHAASI AAD ISKA WADA TOOGANAYSAAN KU MEEL MARI WAYDEENE.BULSHADU HALKA AY IIN KU LEEDAHAY 
    TOOSIYA OO BAH HEBEL IYO REE FULAAN JOOJIYA. OO AXDIGA IYO KITAAB BAYNU LEENAHEE ISKU AAMINA.
    ALLAAN  IDIN KU DHAARSHEE HEBEL WAA TOLKAY HA U TAFO XAYDANINA. HAYEE SHEE  SACADDIIN IYO CEELBARDAALE 
     IYO EHELKEENII LA DOOXAY WAXAY INO LEEYAHIIN  GACANTA NINIKII LAHAA GOYNAYAA WAY GOMODANTAHAY
    WAAR TAARIIKHDA NINBAA KU JIRA OO JIRKU U OOYAYAAYE AHMED GURAY OO KALE IDIL KIIN MA LAYDINKA WAAYAY
     WAXBA YAAN U HIGLAYN OON U XIIQIN SIDII HABEEN II DUMEE ALLAYLAHE WAR NAGA TAAHIYA BAY NAGU DUL TUUREENE
    HADALSE MIDKII MURTIYA AYAA MACNO WAY LAHEE NINKII WALAALKIIS GEED UGU JIRAA GEESI NOQON WAAYE. NINKIISE(DILAAL IYO BOWLADQAATE) ANIGA(AWDAL) II MICIYA LISANAYOW MA IHI SIDAAD MALAYN
                                            WABILLAAHI TAWFIIQ 
                                                                BY SAAMIYA MUSE BILLEH

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: