SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Shir Wada Tashiya Oo lagaga hadlaayay Xuquuqda Dadka La hayb sooco Ee Gobolka Awdal(Sawiro iyo dhagaysi)

    Posted by Sawnews.tk on January 16, 2010


    Borama(Sawnews)Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay Hoolka wayn ee xarunta labada Urur ee  maxaliga  ah Says & Moonlight,  kulankan oo ay ka soo qaybgaleen  masuuliyiin sarsare oo uu ka midyahay Maayarka magaalada Borama , C/raxmaan , xildhibaano ka tirsan goloha deegaanka , Xubno ka socday arimaha Qoyska , Culumaa’udiin, Salaadiin ,Cuqaal, Bulshada rayidka ah ,

    Kulankan oo ay soo qabanqaabiyay Urur maxaliya oo lagu  magacaabo (Codka Haweenka Beelaha La Hayb Sooco) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano VOSOMWO .

    Waxaana ugu horayn  halkaasi ka hadashay Gudoomiyaha Ururka (VOSOMWO .) Nimco Iid Salaan waxayna kawarbixisay ururkooda iyo waxyaabaha uu qabto  Bulshada .

    Waxaa kaloo iyaguna halkaasi hadalo ka jeediya Maayarka magaalada . Sh. Xassan Daheeye , Xildhibaan Roobleh .Suldaan Dacar .

    Hadalkoodii o dhamaystiran halkaa ka dhagayso

    Gudoomiyaha Codka haweenka Beelaha la hayb sooco Niciimo Iid Salaan
    Suldaan Dacar
    Xildhibaan Roobleh

    Sheekh Xasan daheeye.\

    Mayor Cabdirahmaan shide

    Wariye:-

    Omer Albashiir

    Sawnews.tk

    Borama


    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: