SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Qorax-madoobaad Saaka lagu waabariistay Borama iyo Gobolada Somalilandba

    Posted by Sawnews.tk on January 15, 2010

    Qorax Madoobaadkan  laga dareemay Magaalada  Borama iyo Dhamaan Magaalooyinka  kale ee Somaliland  ayaa saaka subaxnimadii hore  laga war helay  qoraxda oo dhinac  madoobaatay iyada oo markii danbena uu wada gaadhay madawgu Qoraxdu balse inyar oo kaliya ah uun ay cadayd
    Iyadoo masaajiadadana laga oogay  salaadii  Kusuufka ahayd oo  Alla bari ah, oo lagaga ducaysanayo salaadaasi oo ah mid diinta suuban ina farayso.

    Qorax madoobaadka ayaa waxa uu bilaabmay abaaro 8:13 subaxnimo ilaa hadana waa madaw dahay Qoraxdu salaada iyo alla barigu waa uu socdaa oo waxaad arkaysaa dadka oo ku sii wada jeeda Masaajidada.
    Qorax Madoobaadkan oo horay loo sii saadaaliyey ayaa waxaa laga dareemay dhamaan mandaqada Geeska Africa iyo Asiayaba

    Isku soo wada duuboo saaka subaxii waxa ay ahayd magaaladu mid uu hadheeyay madaw amaba sidii ceeryaani ay jirto , inkastoo uu jiray ceeryaani balse tani waa ka duwanayd .

    Wariye :-
    Omer Albashiir
    Sawnews.tk
    Borama

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: