SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • HAMBALYO:Boqor: Khadar Maxamed Xasan iyo Boqorada: Deeqa X.Cabdilaahi Maxamuud oo shalay meherkoodu ka dhacay Hotel Rays Borama.

    Posted by Sawnews.tk on January 15, 2010

     HAMBALYO””””   HAMBALYO   ”””””         HAMBALYO  Dhamaanba dhalinyarada Reer Awdal iyo Salel Ee ku nool dalka Malaysia waxay Hambalyo qaaliya iyo tahniyad culus oo miisaan leh  u dirayaan Boqor: Khadar Maxamed Xasan  iyo Boqorad: Deeqa X.Cabdilaahi Maxamuud oo shalay meherkoodu ka dhacay  Hotel  Rays Borama. haddaba dhamaantayo waxaanu leenahay Noqda kuwii isku waara ee Ubad khayr leh kala hela, kudarsoo waxaan leenahay Wiil iyo Caano gabadh iyo caano. labadii Hodmee Hoy wada Galee Hoodale noqdow Hambalyiyo Ducaba naga hooya ………..

    1. Eng. Cabdirizak Mohamed Subane
    2. Dr.Abdikariim Sh. Elmi Talan
    3. Yasin Mohamuud Nour
    4. Abdikariim Husien Miganeh
    5.  Dr. Ahmed Cali Maxamud
    6.  Dr. Ainan Mohamed Ainan
    7.  Dr. Abdifatah Mohumed Egeh
    8.  Dr. Bashir Momin Ateyeh
    9 .  Eng. Omer Husein Suldan Omer
    10. Eng Kumane Saed Kawrah
    11. Eng. Abdifatah Aden Dugsiyeh
    12. Eng.Abdilahi Bashir Omer
    13 .Mohamed Abdirahman Mohamed
    14. Mohamed Omer Ismail
    15. Mohamed husein Mohamed
    16. Ramadaan sh.Husein Sh.Mohamud
    17. Saed Mohamed Ansharaar
    18. Sakariye Mohamed Ansharaar
    19. Muhyadiin Abdi H. Ali
    20. Abdirahman Mohamed Cabdi 
    21. Guled Abdi wahan.
    22. Idiris Osman Habane

    23. Abdikadir Mohamed Osman (xudhuun)
    24. Mohamed Omer Ismail 

    25. Abdilaahi Bashir Omer
    26. Mokhtar Ibrahim Diriye

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: