SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Qoyska Ilma Xirsi Cali Cilmi oo ay ka geeriyootay Hooyo Barni Diiriye Warsame oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Borama 13/01/2010.

    Posted by Sawnews.tk on January 14, 2010

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

    Dhamaan akhyaarta Hoos ku xusani waxa iyaga oo aad uga tiiranyaysan ay Tacsi u Dirayaan Qoyska Ilma Xirsi Cali Cilmi oo ay ka geeriyootay Hooyo Barni Diiriye Warsame oo ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Borama 13/01/2010. Waxa ay Eebe weyne uga baryayaan Marxuumada inuu janadii Fardawza ka waraabiyo, Ehelka iyo asxaabtana Samir iyo Iimaan ka siiyo.

    1.       Cabdiraxmaan Adan Maxamuud iyo Xaaskiisa

    2.       Cabdikarim Cabdiraxman Cismaan iyo Xaaskiisa

    3.       Cabdiraxman Yuusuf Xuseen “Dico” iyo Xaaskiisa

    4.       Axmed Faarax Wabar iyo Xaaskiisa

    5.       Cabdkarim Nuur Cawaale

    6.       Xasan-Daahir Sh. Cali Cabdilaahi iyo Xaaskiisa

    7.       Cabdiqani Cali Daahir iyo Xaaskiisa

    8.       Maxamed Sh. Daahir Geele iyo Xaaskiisa

    9.       Cabdiraxman Abiib Xadi iyo Xaaskiisa

    10.    Mukhtaar Xasan Maydhane iyo Xaaskiisa

    11.   Mahdi Cumar Sheekh iyo Xaaskiisa

    12.    Cabdi-casiis Maxamuud Jaamac

    13.   Cabdi Axmed Xasan “Bosnia”  iyo Xaaskiisa

    14.   Maxamed Yaasiin Ismaacill iyo Xaaskiisa

    15.   Cabdiraxman Maxamuud Faahiye iyo Xaaskiisa

    16.   Cabdikarim Idiris Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa

    Aamiin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: