Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuuma Maryan Dahir Axmed (Ojar)
Posted by Sawnews.tk on January 11, 2010
|
Tacsi: Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Dhamaan Qoyskan hoos ku qoran waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maryan Dahir Axmed (Ojar) oo Shalay ku geeriyootay Magaladda Oslo ee Dalka Norway. Waxaayna Ilaahay uga baryayaan Marxuumada inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo Amin Amin Amin
Aabo Mohamed Barkhad Miigane
Hooyo Mako Osman Raydal
Liibaan Mohamed Barkhad
Abdirasaaq Mohamed Barkhad
Abdishkuur Mohamed Barkhad
Abdirashiid Mohamed Barkhad
Abdirahman Mohamed Barkhad
Abdifataah Mohamed Barkhad
Mustafe Mohamed Barkhad
Hamse Mohamed Barkhad
Haboon Mohamed Barkhad
Abdirasaaq Hammaal.
|
Like this:
Like Loading...
Related
This entry was posted on January 11, 2010 at 6:29 pm and is filed under News (Warka).
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed.
You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.
Leave a Reply