SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Meher: Boqor Cadnaan Axmed Kaahin iyo Nasra Ibraahim Siciid (Awgamboole)

    Posted by Sawnews.tk on January 10, 2010

    hanbalyo-2Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka   Boqorka Cadnaan Axmed Kaahin  iyo Nasra Ibraahim Siciid (Awgamboole) maanta oo bishu tahay 10/01/2010  ka dhacay  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :-

    • Hooyo Siciida Sh. Cabdiraxman Awgamboole
    • Aabo Dr Ibrahim Siciid Awgamboole (Dr Qaws)
    • Ayaayo cibaado X. Muuse
    • ayaayo  Cibaado Axmed Samaale
    • Barkhadle Samaale
    • Wiilo Miicaad
    • Saxarla Barre
    • Dhamaan Qoyska Siciid Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
    • Dhamaan  Qoyska Cali Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska  Jamac Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska xaaji Muuse
    • Dhamaan Qoyska  Nuur Dubad Deer
    • Dhamaan Qoyska Maxamed Dubad Deer
    • Dhamaaan Qoyska  Farax Dubad Deer
    • Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
    • Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

    Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .

    Abdikarim sh. abdirahman Osman(Awgamboole)

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: