SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • BAHDA TOGAHERER MEDIA WAXAY TACSI U DIRAYAAN GEERIDA KU TIMID ALLE SWT HA U NAXARIISTEE COL.MAXAMUUD MUSE COLOW

    Posted by Sawnews.tk on January 10, 2010

    Dhamaan Bahda Shabakadda ToggaHerer Media  waxay iyagoo ka
    tiiraanyaysan dhambaal tacsi ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu
    ka baxay Alle Ha u naxariisto Godka Neecaw qabaw iyo ka ku siiyo
    nariiro Marxuum Col Maxamuud Muuse Colow oo ku geeriyooday Magaalada
    Boramalaguna aasay isla Maanta Magaalada Borama 8 Jan 2009.

    Alle SWT waxaanu  uga baryayaan Inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Ehelka
    Asxaabta Iyo Shacbiweynaha Somaliland , Marxuumkana waxaanu Alle SWT
    uga Tuugaynaa  naxariistiisi jano ka waraabiyo. Inaa li laahi wa inaa
    Ilayhi raajicuun.

    Tafatiraha Guud ee Bogga Wararka
    http://www.togaherer.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: