SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Marxuum Kornayl Maxamuud Muuse Colow

    Posted by Sawnews.tk on January 9, 2010

    -Inaa lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuu Bahda Shabakadda Sawnews iyadda oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta lahayd  ee ku timid Marxuum Kornayl Maxamuud Muuse Colow oo ku magac dheeraa (Kornayl Colow) waxay tacsi u dirayaan Eheladii,Asxaabtii iyo qarankii  uu ka baxay Marxuumku oo bishan  08 Jan.2010 Lagu Aasay Magaalada Boorama.

    Waxaan Ilaahay ufa baryaynaa in uu Janadii Fardawsa  ka waraabiyo Marxuumka Ehelkii iyo Qoyskii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

    Aamiin amiin amiin ..

    Sawnews.tk

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: