SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambayo Meher :Boqorka Axmed Xaashi Aadan iyo Boqorada Kaltuun Siciid Awgamboole

    Posted by Sawnews.tk on January 9, 2010

    hanbalyo-2Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Axmed Xaashi Aadan iyo  Boqorada  Kaltuun Siciid Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :-

    • Hooyo Cibaado X. Muuse
    • Hooyo Cibaado Axmed Samaale
    • Madiimo Barkhadle Samaale
    • Hooyo Wiilo Miicaad
    • Hooyo Saxarla Barre
    • Dhamaan Qoyska Siciid Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
    • Dhamaan  Qoyska Cali Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska  Jamac Awgamboole
    • Dhamaan Qoyska xaaji Muuse
    • Dhamaan Qoyska  Nuur Dubad Deer
    • Dhamaan Qoyska Maxamed Dubad Deer
    • Dhamaaan Qoyska  Farax Dubad Deer
    • Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
    • Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

    Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .

    Abdikarim sh. abdirahman Osman(Awgamboole)

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: