SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhagayso : Baaq Iskugu jira Taageero , Canbaarayn iyo Jawaab celin ay maanta qabteen Salaadiin iyo Cuqaal ka soo jeeda Gobolka Awdal ( Sawirro)

    Posted by Sawnews.tk on January 9, 2010

    Boorama( Sawnews) Baaqan ay maanta soo saareen salaadiinta iyo cuqaasha Gobalka Awdal  oo ku wajahan hadal dhawaan ka soo yeedhay Wasiirka xidhiidhka goloyaasha jamhuuriyada  s/land Mud:  Xusseen Caynaan Faarax.

    Shirkoodan jaraa’id waxay ku sheegeen inay taageersanyihiin salaadiintii dhawaan tagtay saylac, waxayna cambaarayn xoogan u soo jeediyeen sidii foosha xumayd  ee laga horjoogsaday inay booqdaan jasiirada Sacadiin. Waxa kale oo ay bayaanku ku cabaareeyeen Wasiirkaa u hadalku dhawaan ka soo yeedhay ,awna yahay mid ay jawaab celin ah , cuqaashii iyo salaadintii halkaasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa

    1-Suldaan : Daahir Cismaan Cilmi (Taajaro).) Gujis si aad u dhagaysto

    2-Caaqil  : Cilmi Faarax  (Faarax boon)  Halkan guji Dhagayso

    3-Sheekh : Maxamuud C/laahi  (Xoogbadane) Halkan guji dhagayso

    Halkan ka dhagayso saladiinta iy Cuqaasha hadalkooda

    Wariye: Cumar albashiir

    Sawnews Desk Borama


    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: