SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Doodii igu waynayd ee sanadkii 2009,Cristiano Rolando ma yahay laacib ka dhamaystiran ama ka wanaagsan Loiner Messi?

    Posted by Sawnews.tk on January 2, 2010

    The Primera Division's biggest rivalry just got bigger with Cristiano Ronaldo's arrival at Real MadridWaa dood aan ku eegayno laba ciyaartoow midka wanagsan,
    Doodani Waa mid aan dhamaanayn, Labadii sano ee u danbayey waxaa wargaysyada caalamka ee sportigu ay soo qadanayeen labadan laacib oo ah labada laacib ee aduunka u ciyaar wanaagsan waa dhinac kubada cagtee, majalada caanka ah ee the SUN ayaa waxay codbixinama food u qaaday labadan Ciyaaryahan,(Who is the best  player? Cristiano Ronaldo or Lionel Messi?) Midkee wanaagsan Ronaldo iyo messe? hadaba jawaabihii ama riyigii dadka ayaa waxaa u bateen Messi,

    Wargayska kale ee ka soo baxa wadanka Spain ee lagu magacaabo Marca ayaa waxa uu cadadkii igu horayey uu ka dhigay. Messi waa ciyaartow igu wanaagsana 2009 ,laakiin   C rolando ayaa ah laacib dhamaystiran, badanaa waxa la yidhaah wargayskaa caanka ah ee Marca waxa uu u yara janjeedhaa Real madrid,

    Bal hadaba aan is bar bar dhigo inagoo soo qaaday nin walba waxa uu sameeyo,

    Messi


    PHYSICALITY Cristiano Ronaldo , Messi

    Hadaan is bar bardhigno dhanka Muuqa(physicalka, waxaad mooda inuu ronaldo ka dheer yahay, uu ka murqa waa wayn yahay sidoo kale uu tamar yahay Messi isagoo lagu naanayso “”little messi”,

    Messi wuxuu tusay aan aragaynay ama daawanay,inay anuuna isticmaalin xoog,isagu waxa lagu tirayaa ciyaarahanada aduunka aan kubada laga qabin karin isagoo ku hor marinaya kubada ood arkayso ayaad hadana ka qadan karayn, isagoo mar mar la yidhaah messi waa indo sarcaad(Magic),

    C ronaldo

    Dhinaca orodka,Cristiano Ronaldo,Messi

    Dhinaca orodka hadaynu eegno messi waxa lagu tirayaa ciyaarahanada igu orodka badan,laakin Messi lama dareemo marka uu ardayo, C ronaldo jaaraaid ka soo baxa Germanay ayaa daarasad uu sameeyey waxa uu sheegay ciyaarhanka igu orodka badan aduunka inuu yahay    C rolando, waxaana is orod sawaabiyaan sxbkii  Usain Bolt,

    Dhinaca farsamada ,C ronaldo, Messi

    Farsamada ama haysatashada kubada cagtu wax sahlan maahin,waa wax u baahan xirfad, hadaba Ronaldo waxa uu ku jiraa ciyaarahanada igu ciyaaar xirfad wanagsan isagoo ku xaragooda kubada, free sytle, kuna dhaasa isagoo ciyaaraha , mMessi isagu waxa uu helis ku yahay haysashada kubada,way adag tahay inaad si sahlan iga qaado kubada Messi,

    Dhinaca Darbada,SHOOTING. C ronaldo. Messi

    Messi ma ahin nin aad u darbad wayn, xataa haduu goolka la garab joogo,
    C ronaldo waxa uu ku jiraa raga igu darbad wayn dunida kubada cagta, isagoo ka toogta dhex bartan, gees , gool hortiisa, dhinac walba, hadaan tusaale u soo qaadano goolkuu ka dhacay fc porto 2009,wuxuu noqday goolkii igu wanagsanaa 2009,

    Dhinaca Madax ku dhufashada  ama teetka C ronaldo , messi

    Hadaynu eegno laba laaciib goolashay soo kala dhasheen dabcan waxaan odhan karnaa waxaa madax ama teetka badnaa C Rolando,isagoo aad u jecel inuu Madax ku  dhasho had iyo jeerna eedhi laynka laga waayin marka kubada la soo laagayo,Messi waa ku dhashaa laakin ma badna,

    Dhinaca LEADERSHIP ama hogaaminta, C Ronlando, Messi

    Messi maahin kabtanka Argentin,Halka uu ka yahay C ronaldo kabtanka boortuqaalka,

    C ronaldo

    Dhinaca  (free kicks & penalties,)   C Ronalndo, Messi

    Labada ciyaaryahanba waa dhashaa goolal quruxbdan oo ah free kick, laakiin waxaa dabcan ka wanaagsan dhinaca free kick ta C rolando.daraasad ay samaysay skysports, ayaa waxay ku sheegtay c ronaldo inuu yahay laacibka igu free kick wanagsan dunida maanta,

    anigoo soo gaagaabiyey doodan oon soo turjumay,ayaa waxa akhristayoow sharafta leh lagaga baahan yahay doodan siday kula tahay riyagaagana ka dhiibo, su aasha aan idin waydiinayey waxay tahay ,,

    Maku raacsan tihiin warbixintan waxay qortay? se ma aaminsan tahay C ronaldo anuu laacib ka dhamaystiran Messi yahay? Waxaanu jecel nahay inaan ogaano fikirkaaga mahadsanidina,,,

    Sawnews sports by muxiyadiin ibraahim qawrax
    qawrax934@hotmail.com


    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: