SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Manchester United oo ku durdurisay Wigan, Arsenal oo Portsmouth si fudud dhibcihii kaga qaadatay,Chelsea oo nasiib kaga badisay Fulham, Liverpool oo Torres badbaadiyey,

    Posted by Sawnews.tk on December 31, 2009

    Man Utd 5 Wigan 0

    Manchester united oo caawa soo bandhigtay ciyaar wanagsan oo raali galisay taageerayaashii dawanayey,waxaana caawa aad uga dhex muuqday ciyaaryahanka wayn ee Wayne rooney oo lagu naanayso White pelle, waxayna kaga badiyeen naadiga Wigan  5  gool  iyo 0 , waxaana goolasha u saxeexay, Wayne Rooney, Michael Carrick, Rafael, Berbatov,waxayna manchester united ku jirtaa kaalinta labaad oo Chelsea ka horayso 2 dhibcood oo kali ah,


    Dhinaca kale waxa ciyaaray Arsenal iyo Portsmouth, xalkaas ooy Arsenal oo looga bartay ciyaar wanagsan iyo xirfad farsamaysan ay aayar uga dhibco tirsatay kagana badisay 4 iyo 1 Portsmouth,  kooxdan ay ka badisay oo noqotay caawa kooxda igu hoosaysa horiyaalka, waxaana goolasha u saxeexay Arsenal  Eduardo,  Nasri, Ramsey, iyo Song,

     Samir Nasri fires Arsenal 2-0 up

    Chelsea ayaa iyaduna sidoo kale waxay ka badisay Kooxda Fulham ee ay wada yihiin reer  london  ciyaartaas oo ahayd mid aad u adag Fulham ayaa goolka ku horaysay waxana u saxeexay,Martin Cole,ka dib waxaa bar bareeyey chelsea qaybtii danbe waxana u saxeexay Drogba, goolka labaadna iyagaa iska dhashay Fulham own goal, chelsea ayaa xalkaas nasiib kaga badisay  2 iyo 1,

    Torres hits 50 to sink Villa


    Liverpool oo waayadanba ka soo kaban la’ ayd khasaarooyin badan oo soo gaadhay ayaa waxay wada ciyaareen kooxda kaalmaha ugu horeeye ee 4 ku haysta ee Aston vila, laba kooxoodba waxay so bandhigeen ciyaar wanaag laakiin ay ka fursado badnaayeen Aston vila, ayaa daqiiqadii igu danbaysa markay ahay daqiiqadii 91aad uu dhashay goolkii badista laacibka reer Spain  ee Fernado Torres, Halkaasi oo ay aad u farxeen reer liverpool, Sidoo kale laacibka reer liverpool ee  Glen Johnson ayuu dhaawac wayn soo gaadhay xalka jilibka qaybta danbaynu ku soo qadan doona siduu xaalkiisu yaha.

    Xalkan waxaan ku soo qadanaynaa siday u kala horeeyaan kooxuhu iyo kaalamahay ku kala jiraan,

    Premier League Table – December 30 2009
    Pos Team P W D L F A GD Pts
    1 Chelsea 20 14 3 3 45 16 29 45
    2 Manchester United 20 14 1 5 45 18 27 43
    3 Arsenal 19 13 2 4 51 21 30 41
    4 Tottenham Hotspur 20 11 4 5 42 22 20 37
    5 Manchester City 19 9 8 2 38 27 11 35
    6 Aston Villa 20 10 5 5 29 18 11 35
    7 Liverpool 20 10 3 7 37 25 12 33
    8 Birmingham City 20 9 5 6 20 18 2 32
    9 Fulham 19 7 6 6 24 19 5 27
    10 Sunderland 20 6 5 9 28 31 -3 23

    by    Muxiyadiin ibraahim qawrax
    qawrax934@hotmail.com
    http://www.xanaano.4t.com

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: