SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Meherka: Boqorka Cumar Macalim Abubakar iyo Boqorada Jawhara Sh. Cabdiraxman Cismaan oo meherkodu ka dhacay Hotel Rays Borama

    Posted by Sawnews.tk on December 25, 2009

    • hanbalyo-2 Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Cumar Macalin Abubakar   iyo  Boqorada  Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :-

    • Hooyo Cibaado Axmed Samaale
    • Habo Madiino Barkhadle Sameele
    • Habo Xabiiba Barkhadle Samaale iyo caruurteeda
    • Abtiyo Cali Axmed Samaal iyo caruurtiisa
    • Abtiyo Cabdi Barkhadle Samaale  iyo Caruurtiisa
    • Dhamaan reer Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
    • Dhamaan reer Siciid Awgamboole
    • Dhamaan reer Cali Awgamboole
    • Dhamaan reer Jamac Awgamboole
    • Dhamaan reer Jaamac dharaar
    • Dhamaan reer Nuur Dubad Deer
    • Dhamaan reer Maxamed Dubad Deer
    • Dhamaaan reer Farax Dubad Deer
    • Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
    • Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

    Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .

    Abdikarim sh. abdirahman Osman

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: