SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyey Sagaal Wasiir iyo Wasiir Kuxigeeno +Sawiro

    Posted by Sawnews.tk on December 22, 2009

    altHargeysa(Sawnews)-Golaha Wakiilada JSL ayaa maanta anisixiyey oo ka mid ah Xubnaha Wasiirada Madaxweyne Rayaale Magacaabay balse aanay ansixin Golaha Wakiilada Somaliland.

    Golaha oo uu Shirgudoominayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Cirro waxa kasoo xaadiray 45 mudane kuwaas oo la hor keenay Sagaal Wasiir oo goobta yimid si loo ansixiyo ama loo diido.

    Sagaalka Wasiir iyo Kuxigeeno ee Fadhiga kasoo xaadiray ayaa la siiyey Fursad ay ku hadlaan iyadoo wasiiirkastaba ka hadlay Golaha Barlamaanka Hortiisa.

    Gudoomiyaha oo Hal hal Wasiir cod u galiyey ayaa ugu horeeysiiyey Wasiiru Dowladaha Macdanta iyo Biyaha iyadoo ay ansixiyeen 39 mudane Labada Mudane ayaa diiday Cid ka aamustayna ma jirin Gudoomiyuhuna ma codayn.

    Wasiiru Dowlaha Kaluumaysiga iyo Khayraadka badda yaa isaguna ku xigay waxana ogolaaday 38 Mudane waxa diiday 1 Mudane Labona way ka aamusayn.

    Wasiir kuxigeenka Dhaqanka iyo Dalxiiska waxa ogoladaay 41 Mudane Hal Mudane ayaa diiday cidna kama aamusin.

    Wasiiruka Xidhiidhka Golayaasha Qaranka 41 Mudane ayaa ogolaaday Cidi ma diidin hal Mudane ayaana ka aamusay.

    Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha 42 Mudane ayaa ogolaaday 1 Mudane ayaa diiday Cidina kama aamusin

    Wasiirka Gaashandhiga 42 Mudana Ogolaatay Hal mudana diiday hal mudane wuu ka aamusay.

    Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibada 43 Mudane ayaa ogolaaday cid diiday ma jirin Hal mudanana ka aamusay

    Wasiirka Dib u Dajinta 43 Mudane ayaa ogolaaday Cidna ma diidin Cidna kama aamusin

    Wasiir Kuxigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 43 Mudane ayaa ogoladay Cid Diiday ma jirin Cidna Ka Aamusin.

     

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt 

    alt

    alt 

    alt

    alt  

    alt

    alt  

     

    alt 

    alt 

    Cabdirisaaq Sh.Cilmi Mixile

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: