SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: انا لله وانا اليه راجعون Marxuuma Hooyo Yusur Dahir Aye, oo shalay Jimce ku geeriyootay Magaladda Borama ee Gobalka Awdal.

    Posted by Sawnews.tk on December 19, 2009

    Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Dhamaan anagoo aha Ardayda wax ka barta Jamacada karachi ee dalka Pakistan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma XAAJI AXMAD MISAN oo ay    Marxuuma Hooyo Yusur Dahir Aye, oo shalay Jimce ku geeriyootay Magaladda Borama ee Gobalka Awdal. Waxaayna Ilaahay uga baryayaan Marxuumada inuu janadii fardowsa ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay  ka tagtayna  samir iyo iimaan ka siiyo,

    …………………. Amin Amin Amiin………………………

    1-DR.Mukhtar ismacil Cige

    2-Mukhtar Diriye Khalif

    3-C/caiis Fadel

    4-C/rashiid Fadel

    5-C/wali Jamac

    6-Axmed Cumar.

    7-Maxmad Cumar.

    8-Maxmed Faarax.

    9-Maxmaed Cumar Samatar

    10-Xamse Cabdilahi.

    11-C/bdala C/qadir

    12-cabdisamad sheikh muuse cabdilaahi(BARE)

    Waxan ugu ducaynaynaa Hooyo Yusur in ilahay u iftiinsho Qabriga una Waasiciyo waxnan mar labaad ilahay uga baryaynaa in uu Janadii Fardowso Ka Waraabsho ………..Amin Amin Amin

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: