SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • War Deg Deg: Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo la Magacaabay

    Posted by Sawnews.tk on December 13, 2009

    Hargeysa(Bnn)- Madaxweynaha JSL Md Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta magacaabay Cida Buuxinaysa Jagadu ka geeryooday alle ha u naxariiste Qaasim Sh. Yuusuf oo ahaa Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha.

    Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta jagada u magacaabay inuu Buuxiye Md Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed inuu Noqdo Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha.


    Kala soco BNN Taariikh Nololeedka Wasiirka Cusub

    Cabdirisaaq Sh. Cilmi Mixile
    Bnn-Hargeysa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: