SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Maayarka Boorama Oo shalay Ka Warbixiyay Xaalado Amni Daro Ah Oo Ku Soo Koray Habeenadan Dambe Magaalada Boorama

    Posted by Sawnews.tk on December 13, 2009

    Boorama(Sawnews)Waxaa shalay ka qabsomay magalada Boorama kulan lagaga arinsanayay Xalada Amniga ee magaladas kulankas oo aay kaso qayb galay masuliyinta gobolka Awdal sida Gudoomiyha gobolka Awdal iyo Maayarka Boorama iyo taliyayasha Boliska iyo kuwa nabad sugida,Waxaana kulankas lagaga wada hadlayay sidi loo adkayna laha amniga magalada Boorama ka dib marki aay mudoyinkan danbe kuso kordhen dhalinyaro ka qowlaysata habeenka wadooyinka magalada Boorama oo ka gaystay falal iskugu jira dhac iyo kufsi hadaba waxa kulankas marki u dhamaaday saxaafadda la hadlay Gudoomiyaha Golaha degaanka Abdiraxman Shide Bille,


    Xasan Ciise
    Salalnews Boorama


    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: