SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Hambalyo Dhalasho :Eng Qaasim Xaaji Saciid Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali oo wiil Ugu dhashay London,Engriiska

    Posted by Sawnews.tk on November 26, 2009

    Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud ,  Reer Cumar Xaji Maxamuud (Cumar Cade ), Reer Yuusuf Xaaji Maxamuud , Reer Xasan Xaaji Maxamuud , Reer Cabdi Xaaji Maxamuud Iyo Guud ahaan Tafiirta Xaaji Maxamuud Waaberi Waxay Hambalyo dhalasho U dirayaan Eng Qaasim Xaaji Saciid Xaaji Saciid Xaaji Maxamuud iyo Sucaad Salaan Cali Oo uu Wiil Ugu dhashay Dalka Ingiriiska Gaar  ahaan Magaalada London. Wiilkaas oo magaciisa loogu wanqaley Suhab Qaasim Xaaji Saciid . Hambalyada iyo tahniyada kasakow Waxaan dhamaantayo Wiilka Suhayb ilaahay uga baryaynaa inuu noqdo Kii Dadkiisa dalkiisa iyo diintiiba anfaca.

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: