SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Tacsi: Marxuum Qaasim Sh. Yuusuf INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN

    Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009

    INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN
     Waxaan dhamaantayo tacsi tiiraan ya leh  udiraynaa qoyskii qarabaadii iyo dhamaan Umada Reer Somaliland meel kastoy joogaan , anagoo Uga tacsiyadaynayna geeridii naxdinta badneyd Ee ku timid alaha unaxariistee Wasiirkii hore ee  Macdanta iyo biyaha  Somali land Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf oo maanta ku geeriyoodey Dalka Sucuudi Arabiya . Alaha unaxariisto marxuumaka  janadii fardawsana ka waraabsho ,  samir iyo Iimaana  inaga siiyoo dhamaanteen Aamiin Aamiin.
     
     
    1- Aabo Cabdi Cilmi Askar
    2- Maxamed Xaaji Saciid iyo Marwadiisa Caasha Cabdi Cilmi
    3-Faadumo Cabdi Cilmi
    4-Maxamed Cabdi Cilmi
    5-Faysa Cabdi Cilimi
    6-Cabdilaahi Xaaji Saciid

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: