SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • HAMBALYO MEHER: MUDANE CABDI SICIID SACAD IYO MARWO XAMDA MAXAMED AADAN

    Posted by Sawnews.tk on November 20, 2009

    Dhamaan walaalaha iyo waalidiinta an hoos ku xusnay waxay farxad ugu hambalyeynayaan MUDANE CABDI SICIID SACAD IYO MARWO XAMDA MAXAMED AADAN oo meher ugu dhacay Borama maanta. Waxaan leenahay allha idinku garab galo reerkaad abaabulaysiin AMIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIN

    Dhamaan ilma Xasan Sacad
    Ilma Muxumed Sacad
    Ilma Ibraahim Sacad
    Ilma Cumar Sacad
    Ilma Siciid Sacad
    Ilma Abiib Sacad
     Hooyo Mako Caateeye iyo Hooyo Gini Muuse
    Gaar ahaan hadaannahay qoyska reer Muxumed Sacad sigaara ayaan ulla hadlaynaa Cabdi oo ah walaalkayagii ugu yaraa qoyska reer Muxumed  iyo marwo Xamda

    Arooskii raaga noqo reerka soo kordhoow
    Kuraaxaysoo aduunyada rafaad hagalin.
    Midkii raaskuu dhisaba rukumadu u aasanyihiin
    wanqashu karataalin ubadkuna rasaysanyahay.
    Rafiiq iyo ehelba raxan raxan midkay u galaan
    Xigaalku kureeyo gacalku u riyaaqayaan.
    Midkuu karagaadin ramadkiisu badi dhalaan
    Raxmadu kudul hoorteey reeruhu kusoo hirtaan.

    Cabdoow harumawdo ra’yigiina waxaad rabtaan
    Reerkii lagabaaqo xafladiisa RAYS HOTEL
    Raaxuu kudhismaaye rabigaa inii aqbali.

    Anna lama raagin hambalyada markii laraboo
    Walaalkay rumaadoow farxadbaan laroorayaa

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: