SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Markabkii Ugu Baaxadda Weynaa oo ku Soo Xidhay Dekedda Berbera.

    Posted by Sawnews.tk on November 9, 2009

    Berbera(Ramaas) Nov. 08, 2009 – Markabkii ugu baaxadda weynaa ee abid ku soo xidha Dekedda Berbera, ayaa maanta soo gaadhay marsadaasi, kaas oo dhererkiisu yahay 230 mitir, joogiisa hoosana yahay 9.7 mitir.

    Markabkan oo la yidhaahdo MV-Andres, wuxuu sidaa 18 mitric tan oo sonkor ah oo ay leeyihiin ganacsatada Somaliland, markabkan ayaa la sheegay in uu qabsaday baaxadda Dekadda 40%.

    Sida uu noo xaqiijiyay wariye Jooga Gobolka Saaxil C/Salaan Xariir Sh. Cismaan mas’uulkii markabka markuu soo xidhanayey hagayey Xirsi Jaamac ayaa sheegay in aanu wax halis ah gelin dekadda, hase ahaatee uu ahaa markab aad u weyn.

    Markabkii ugu weynaa ee dekadda hore ugu soo xidha ayaa dhererkiisu ahaa 204 mitir.

    Source Ramaasnews

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: