SAWNEWS NETWORK

News & Analysis-Somalia & East Africa.

  • RSS Articles And Opinions

  • Dhul Gariir Boorama Gilgilay Shalay Gelinkii Dembe

    Posted by Sawnews.tk on November 5, 2009

    borama-trip2007-034Boorama (Harowo) – Dhulgariir  an qiyaastiisa la gareanayn ayaa shalay cabbaare 2:20   laga dareemay guud ahaanba magaalada Boorama. Dhulgariirkan oo dhacay gelikii dambe maanta, ayaa  qaybo ka mid ah dadweynaha magaalada oo hurdaya xilligaasi hurada ka toosiyey, halka kuwa kalena moodeen inuu dhacay qarax. Dad badan oo aan ku jiray ayaa bannaanka ugasoo baxay guryahooda ka dib makii ay ka baqeen inuu dhul gariir kale oo dhacaayi kusoo dumin karo guryaha, halka kuwa kalena argagax la carareen ,iyagoon garanayn meel ay tegeyaan.

    Dhul gariirkan oo ka xoog badnaa kuwa sida caadada ah lagu yaqaannay magaalada, ayaan indhawaalebe laga dareemin magaalada, iyadoo dhawrkii sannadood ee hore, gaara ahaanna sannadihii sideetameeyadii  dhulgariir kan oo kala ahi  dad badan ka kaxeeyey gurayooda, kuwaasoo teendhooyin looga dhisay meelo bannanka ka ah guryaha dadweynaha.

    Sidoo kale mar kasta oo dhul gariirkan laga dareemo Boorama, ayaa meelo badan oo ka tairsan caalamka, gaar ahanna dalalka aasiya, lagasoo sheegaa dhul gariirroo khasaare geysta.

    Maxamed Cumar Hyena

    Harowo.com, Boorama, Somaliland

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

     
    %d bloggers like this: